Somalilandpost | News and Analysis

TELESOM iyo DAHABSHIIL oo ka hadlay Go’aankii Xukuumaddu Ka soo saartay Wax ka qabashada Sicir-bararka

Shirkadaha TELESOM iyo DAHABSHIIL oo ka hadlay Go’aankii Xukuumaddu maalintii shalay Ka soo saartay Wax ka qabashada Sicir-bararka, kaas oo qodobbada ugu waaweyni ay saamayn ku yeelanayaan adeegyo shirkadahani bulshada u qabtaan.

HALKAN HOOSE KAGA BOGO FAAHFAHINTA WARKAN

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE