Hargeysa (SLpost)- Taliska Guud ee Booliska Somlaland, ayaa ka hadlay sababta ka dambaysay xadhig lagula kacay Hal-abuur da’yar oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay maanso uu ku duray Xukuumadda talada dalka haysa.
Taliye ku-xigeenka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Fooxle oo uu weheliyo Afhayeenka Ciidanka Booliska Faysal Xiis, ayaa faahfaahin ka bixiyey xadhigga Hal-abuurka iyo sidoo kale shaqsiyaad ay sheegeen inay hadallo meel-ka-dhac ah iyo gef kula kaceen Ciidamada Booliska.
MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO HADALKA CIIDANKA BOOLISKA