Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Hadda ka hadlay Xiisadda ka soo cusboonaatay Natiijada Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muranka ka taagan natiijada doorashada madaxtooyada, waxaanu ugu baaqay shacabka Somaliland inay xasiloonida iyo ammaanka dalkooda ilaaliyaan.

Daawo:-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Gacan Adag Ku Qabto Dadka Ka Soo Horjeeda Seeraha Banka QoolcadaySuldaan Maxamed Cabdiqaadir oo maanta la hadlay telefishanka HCTV, waxa uu sheegay in masuuliyadda natiijada codadka la dhiibtay iyo haddii ay jiraan Khaladaadka muranka keentay ay iska leeyihiin guddiga Doorashooyinka oo qaranka u xilsaaran arrimaha Doorashada.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN