Somalilandpost | News and Analysis

Somaliland: Wasiirka Khaarajiga Dr Sacad oo Shaaciyey Go’aan Xukuumadu ka Qaadatay Madaxweynaha Soomaaliya.

Hargeysa-SLpost- Wasiirka Arrimaha Dibeda ayaa shaaca ka qaaday go’aanka xukuumada JSL ee la xidhiidha warar ku saabsan socdaal Madaxweynaha Soomaaliya Md Farmaajo qorshaynayey inuu ku yimaado Hargeysa.

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE