Somaliland oo Joojisay Jaadkii Laga Keeni Jiray Dalka Yemen iyo Sababaha go’aankan lala xidhiidhiyey

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisya gebi ahaanba Jaadkii laga keeni jiray Dalka Yemen oo muddooyinkii u dambeeyey Suuq wanaagsan ka helay dalka, kaddib markii la joojiyey Qaadkii ka iman jiray dalka Itoobiya.

Go’aanka Joojinta Qaadka laga keeno dalka Yemen oo ay maanta shaacisay wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa ka dambeeyey kaddib cabsi dhinaca caafimaad oo lala xidhiidhiyey xannuunka Daacuunka oo faro-baas ku haya dalka Yemen.

Haddaba, hoos ka daawo faafaahinta warkan iyo masuuliyiin ka hadashay.