Wararkii U Dambeeyey
Mareykanka Iyo Turkiga Oo Ka Shiraya Dagaal Ka Dhan Ah Kooxda Daacish

Mareykanka Iyo Turkiga Oo Ka Shiraya Dagaal Ka Dhan Ah Kooxda Daacish

Washington, (SLpost)- Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu Turkiga wada-hadal kala leeyahay, sidii uu dalkaasi u xoojin lahaa duqaymaha ka dhanka ah ururka la magac baxay Khilaafada Islaamka, ee waqooyiga Suuriya.Afhayeen u hadlay waaxda arrimaha dibedda…

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kordhinta Garsooreyaasha

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kordhinta Garsooreyaasha

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in baahi loo qabay tirada garsooreyaasha Maxakamadda sare oo uu Madaxweyne Siilaanyo kordhiyay. Waxa uu sheegay inay ka gar-naqi doonaan 300 oo dacwadood…

Madaxweyne Obama Oo Ku Guda Jira Socdaalkiisii Dalka Itoobiya

Madaxweyne Obama Oo Ku Guda Jira Socdaalkiisii Dalka Itoobiya

Addis Ababa, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa ku gudajira lugtii labaad ee socdaalka uu ku marayo Afrika, isagoo booqanaya dalka Itoobiya. Mareykanka iyo Itoobiya ayaa iska kaashada la dagaalanka Islaamiyiinta mintidka ah, waxaana kumannaan ciidammada Itoobiya…

Boorame Oo Laga Mastaafuriyay Lixdan Qoys Oo Shisheeye Ah

Boorame Oo Laga Mastaafuriyay Lixdan Qoys Oo Shisheeye Ah

Boorama, (SLpost)- Taliyaha laanta Socdaalka Gobolka Awdal kabtan  Axmed Ismaaciil Ibraahin ayaa shalay ka Mastaafuriyay Magaalada Boorama dad Itoobiyaan ah oo iskugu jira Tahriibayaal iyo kuwo uu ku sheegay inay qabaan Xanuunada kala duwan ee…

Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Cabasho Ka Muujiyay Miisaaniyadooda Oo Ku Yar

Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Cabasho Ka Muujiyay Miisaaniyadooda Oo Ku Yar

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha laanta socdaalka ee Somaliland  Gaashaanle sare  Maxamed Cali Yuusuf,    oo ay wehelinayeen  saraakiil ka tirsan hay’adda laanta socdaalka  ayaa ka  war-bixiyay  hawl-galo ay  maalmihii u danbeeyay ciidamadda socdaalku     ka wadeen guud ahaanba …

Dhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Jaamacadda Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Dhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Jaamacadda Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Hargeysa, (SLpost)- Arday gadoodsan ayaa saaka weerar ku qaaday jaamacada magaalada Hargeysa, halkaasoo ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen dhamaan baabuurtii ku xaraysnayd xayndaabka jaamacadda. Ardaydan oo sida ay wararku sheegeen ka gadoodsan macalimiin hore u shaqada…

“Haddii  ay mucaaridku joojin waayaan  muranka muddo kordhinta doorashooyinku mar kale ayay dib u dhici karaan”.. maayarkii hore ee Saylac

“Haddii ay mucaaridku joojin waayaan muranka muddo kordhinta doorashooyinku mar kale ayay dib u dhici karaan”.. maayarkii hore ee Saylac

Hargaysa (SLpost): Maayarkii hore ee degmadda Saylac Maxamed Cumar Xadi, ayaa dastuur jabin ku tilmaamay shirkii wada tashiga qaran ee ay ku baaqeen axsaabta mucaaridka ah iyo kooxda siyaasiyiinta ah ee la baxay madasha wada…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Is-khilaafsan Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtida Iyo Heshiiskii Xisbiyada

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Is-khilaafsan Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtida Iyo Heshiiskii Xisbiyada

“Go’aanka Guurtidu waa sharci, waana dastuuri,waxaana la yaableh in gudoomiye C/raxmaan Ciro yidhaahdo waa sharci-daro” “Wixii ay xisbiyadu ku heshiiyeen ee madaxweyne-xigeenku ku dhex-joogay waxay ahayd heshiis ah maslax siyaasadeed waananu u hogaansanahay” Hargeysa, (SLpost)-…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilka-qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Bahda Garsoorka

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilka-qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Bahda Garsoorka

Taariikhda: – 26/07/2015   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3438/072015 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Garsooreyaasha maxkamada sare.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad…

Fanaannada Sahra Halgan Oo Shaacisay Inay iska Casishay, Kana Baxday Xisbiga Waddani

Fanaannada Sahra Halgan Oo Shaacisay Inay iska Casishay, Kana Baxday Xisbiga Waddani

Hargeysa, (SLpost)- Fanaannada Sahra Axmed Maxamuud (Halgan) ayaa shaacisay inay iska casishay, isla markaana ka baxday xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo ay xubin firfircoon ka ahayd muddooyinkii u dambeeyay. qoraal ay xalay soo saartay…

Cali-gurey Oo Naqdiyay Shirka Mucaaradka, Kuna Sifeeyay Mid aanay Waxba Kasoo Baxayn

Cali-gurey Oo Naqdiyay Shirka Mucaaradka, Kuna Sifeeyay Mid aanay Waxba Kasoo Baxayn

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa naqdiyay shirka axsaabta uga furmay magaalada Hareysa, isagoo ku sifeeyay in shaqsiyaad durba xusul duubteen. Waxa uu sheegay…

Afar Masuul Oo Mar Iska Wada Casilay Xisbiga Waddani

Afar Masuul Oo Mar Iska Wada Casilay Xisbiga Waddani

Hargeysa, (SLpost)- Afar mas’uul oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii  iyo xubinimaddii ay ka hayeen xisbigaasi. mas’uuliyiinta iscasilay ayaa kala ahaa Xasan Goodaad, oo ahaa…

Obama Oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Kenya looga Mudaharaadeen

Obama Oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Kenya looga Mudaharaadeen

Nairobi, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa amaanay mustaqbalka dhaqaalaha iyo ganacsiga Afrika, hadal uu ka jeediyay Nairobi, kaasoo uu ku furay shirka lixaad ee ganacsiga adduunka. “Afrika horay ayay u socotaa, dadka ayaa saboolnimada ka baxaya,…

Shir Mucaaradka uga Furmay Hargeysa iyo Nuxurka Hadallo ay ka jeediyeen Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada iyo Madasha Wada-tashiga

Shir Mucaaradka uga Furmay Hargeysa iyo Nuxurka Hadallo ay ka jeediyeen Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada iyo Madasha Wada-tashiga

Hargeysa (SLpost)- Shir ay hore u iclaamiyeen Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Hoteel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb-galay hoggaamiyeyaasha labada xisbi mucaarad iyo siyaasiyiinta ku bahowday Madasha Wada-tashiga…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Warbaahinta Ka Codsaday Inay Dhinac Wanaagsan U Adeegsadaan Qalinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Warbaahinta Ka Codsaday Inay Dhinac Wanaagsan U Adeegsadaan Qalinka

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde ayaa dardaaran ujeediyay warabaahinta dalka, isagoo xusay inay dhinaca wanaagsan awoodda saaraan. Wasiir Waran-cadde oo maanta warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa qodobeeyay doorka wanaagsan ee warbaahintu…

“Mucaaridku Beesha Caalamka Cod Kama Doonayaan Ee Shacbigooda Ha Aaminaan”

“Mucaaridku Beesha Caalamka Cod Kama Doonayaan Ee Shacbigooda Ha Aaminaan”

Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji Ciise,  oo tirsan  mudaneyaasha golaha  Wakiiladda ee Somaliland ayaa si adag u naqdiyay  hanaanka siyaasadeed ee xisbiyadda mucaaridka ah, waxaanu ku eedeeyay  in aanay  wax taageero ah  bulshadda ka…

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Iyo Weftigii Ingiriiska Oo Booqday Xarunta Xanaanada Maxamed Mooge

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Iyo Weftigii Ingiriiska Oo Booqday Xarunta Xanaanada Maxamed Mooge

Hargeysa, (SLpost)- Madaxda sare ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ay wehelinayeen weftigii ka socday Ingiriiska ee shalay dalka soo gaadhay ayaa si wadajir ah u soo booqday xarunta Xanaanada carruurta ee Maxamed Mooge ee Magaalada…

Nuxurka Heshiis Hargeysa ku Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska (Daawo VIDEO + SAWIRRO)

Nuxurka Heshiis Hargeysa ku Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska (Daawo VIDEO + SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan Horumarinta caalamiga ah. Grant Shapps, oo ay wehelinayso safiirka Ingiriiska u fadhiya magaalada Addis…

Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka

Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka

Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka.  …

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • “Haddii  ay mucaaridku joojin waayaan  muranka muddo kordhinta doorashooyinku mar kale ayay dib u dhici karaan”.. maayarkii hore ee Saylac
  • Madasha Wada-tashiga Oo Xukuumadda Siilaanyo Ugu Hanjabtay Hirgelinta Qabashada Shir Qaran
  • Mid Ka Mid Ah Shilalkii Baabuur Ee Ugu Yaabka Badnaa Dunida Oo Ka Dhacay Koonfur Afrika
  • Xildhibaan Cali-Barre Oo Cambaareeyey Jidh Dil La Sheegay In Aqalka Madaxtooyada Loogu Geystey Mudane Xasan Cawaale Caynaan
  • DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Ammaanka Dalka
  • Tirada Qaxoontiga Sannadkan Gaadhay Yurub Oo La Shaaciyay
  • Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Imaaraatka Carabta
  • Soomaalida Mareykanka Oo U Xafladeeyay Sarkaal Markii U Horeysay Ka Mid Noqday Ciidanka Booliska Gobolka Oregon
  • Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Dhabbaha Madaarka Hargeysa Iyo Mashaariic Kale (SAWIRRO)
  • DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
  • Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
  • Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah
  • Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – W/Q: Guuleed Cumar Madar Q. 3aad