Shirka Sannadlaha ah ee Saxaafadda Somaliland oo la soo gebo-gabeeyey iyo Abaalmarino lagu guulaystay

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu soo gebo-gabeeyay shirka sanadlaha ah ee Saxaafadda Somaliland, iyadoo halkaas maanta abaalmarinno lagu guddoonsiiyey suxufiyiin ku guulaystay abaalmarinta CAWKE AWARD oo ay sannad walba soo diyaariyaan ururka SOLJA.

Shirka Sannadlaha ah ee Saxaafadda Somaliland oo la soo gebo-gabeeyey iyo Abaalmarino lagu guulaystayShirkan oo mudo labo cisho ah ka socday huteel Ambasador ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Guddoomiyaha xisbiga Ucid, Guddoomiyaha Ururka Solja iyo inta badan Suxufiyiinta ka hawl-gala Somaliland.

https://www.youtube.com/watch?v=IxU81Bp2ynE