Salaadiinta Guud ee Somaliland iyo Subeer Awal oo Xisbiga Kulmiye ku bogaadiyey Barnaamij Siyaasadeedka Cusub ee ay soo bandhigeen

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo Suldaanta Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa bogaadiyey barnaamij siyaasadeed uu Xisbiga Kulmiye maanta ku soo bandhigay munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Hargeysa.

HOOS KA DAAWO HADALLADA SALAADIINTA