Warning: Use of undefined constant is_single - assumed 'is_single' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-content/plugins/facebook-like-and-send-2-in-1/facebook-like-and-send.php on line 63 Warning: Use of undefined constant is_single - assumed 'is_single' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-content/plugins/facebook-like-and-send-2-in-1/facebook-like-and-send.php on line 63 Warning: Use of undefined constant is_single - assumed 'is_single' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-content/plugins/facebook-like-and-send-2-in-1/facebook-like-and-send.php on line 63 Warning: Use of undefined constant is_single - assumed 'is_single' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-content/plugins/facebook-like-and-send-2-in-1/facebook-like-and-send.php on line 63
Somalilandpost | News and Analysis

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inaanay Wada-hadalada Somalilad Iyo Somalia Furmayn, Ilaa Ay Qabsoonto Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Warning: Use of undefined constant is_single - assumed 'is_single' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-content/plugins/facebook-like-and-send-2-in-1/facebook-like-and-send.php on line 63

(SL.Post) Qaramada Midoobay ayaa aaminsan inaanay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi karin, ilaa ay doorashada Somaliland ee madaxtooyadu qabsoonto bisha November ee sannadkan, waxaanay doonayaan inay wada hadalada bilaabmaan dawladda Madaxweyne Farmaajo iyo dawladda Somaliland ka dhalan doonta doorashada November, ka dib.

IMG_DD1207-30390B-670966-B567E1-B3CFF8-5B6E82-310x215

 

 

 

 

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Michael Keating oo dhawaan khudbad ka jeediyay xarunta caalamiga ah ee Chatham House, ayaa sheegay inay madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya ka go’antahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, “Labadoodaba,

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Somaliland waxay si cad u sheegeen inay doonayaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya in dib loo bilaabo.” ayuu yidhi ergaygu isagoo intaas raaciyay “Laakiin dad badan ayaa aaminsan inaanay taasi suurtogal ahayn ilaa doorashooyinka Somaliland dhacaan dhammaadka sannadkan, waana arrin qof walba soo dhawaynayo.” sidaas ayuu yidhi ergaygu.

War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkii dawladda Somaliya loogu qabtay London, ayaa isna waxa ku jiray qodob dhigayay in wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi doonaan marka ay doorashooyionka Somaliland qabsoomaan bisha November ee sannadkan, waxaana muuqata inay beesha caalamku la soo baxday siyaasad ah inay isku xidho qabsoomida doorashooyinka Somaliland iyo bilowga wejiga labaad ee wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.

Somalilandpost.net

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE
Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-includes/class-wp-comment-query.php on line 399