Wararkii U Dambeeyey
Tirada Dad Ku Dhintay Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Burundi

Tirada Dad Ku Dhintay Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Burundi

Bujumbura, (SLP)- Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dalka Burundi, ka dib isku dhacyo dhexmaray dad mudaharaadayay oo kasoo horjeeday madaxweynaha dalkaas oo doonaya markii saddexaad in dib loo doorto iyo ciidamada ammaanka. Saddex…

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashada Iyo Dhawaaqyada Mucaaradka

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashada Iyo Dhawaaqyada Mucaaradka

Hargeysa, (SLP)- Madaweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ku baaqay laga wada shaqeeyo sidii doorasho dalka uga qabsoomi lahayd. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in baahan yahay in laga fogaado in dalka…

Madaxweyne Bashiir Oo Markale Si Aqlabiyad Ah Ugu Guulaystay Doorashada Suudaan

Madaxweyne Bashiir Oo Markale Si Aqlabiyad Ah Ugu Guulaystay Doorashada Suudaan

Khartuum, (SLP)- Guddida doorashooyinka ee dalka Suudaan ayaa sheegay in madaxweynaha dalkaas Cumar Xasan Al-bashiir uu ku guulaystay doorashadii dalkaa ka dhacday codadkii ay dadku bixiyeen 94%, Mokhtar al-Assam, oo ah guddoomiyaha guddida doorashooyinka ayaa…

Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Baddaha Oo Kalluumaysatada Somaliland Ugu Baaqday Inay Is-diiwaangeliyaan

Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Baddaha Oo Kalluumaysatada Somaliland Ugu Baaqday Inay Is-diiwaangeliyaan

Hargeysa, (SLP)- Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa ugu baaqday guud ahaan kalluumaysatada inay bilaabantay diiwaangelintii kalluumaystadu, isla markaana ay ka faa’iidaystaan oo ay qaataan liisamada kalluumaysi. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayradka badda…

“Doorashada waxa lagu qaban karayay December ama January, laakiin….” Musharaxa UCID

“Doorashada waxa lagu qaban karayay December ama January, laakiin….” Musharaxa UCID

Hargeysa, (SLP)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inay dawladdo dibadda ah kala hadleen in xukuumadda talada haysa cadaadis lagu saaro inuu doorasho dalka ka dhacdo. Jamaal Cali…

Xildhibaannada Mucaaradka Ah Oo Sas Ka Muujiyay Go’aan La Filayo Inay Guurtidu Ka Gaadho Muddo Kordhin

Xildhibaannada Mucaaradka Ah Oo Sas Ka Muujiyay Go’aan La Filayo Inay Guurtidu Ka Gaadho Muddo Kordhin

Hargeysa, (SLP)- Xildhibaannada golaha wakiillada ee taageera xisbiya mucaaradka ah ee waddani ayaa farriin u diray golaha guurtida Somaliland oo la filayo inuu dhawaan muddo kordhin u sameeyo xukuumadda talada haysa, ka dib go’aankii ay…

“Horena waa loo kordhin jiray, xukuumaddana waa loo kordhinayaa” Gudd. Guurtida

“Horena waa loo kordhin jiray, xukuumaddana waa loo kordhinayaa” Gudd. Guurtida

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aaden ayaa sheegay in sidii xukuumaddihii hore loogu kordhin jiray tanna loogu kordhin doono. Guddoomiyaha oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoo kasoo guryo noqday dalka…

Wasiirka Maaliyadda oo shaacisay Kharashaad laga dhimay hay’adaha dowladda iyo Sababta keentay

Wasiirka Maaliyadda oo shaacisay Kharashaad laga dhimay hay’adaha dowladda iyo Sababta keentay

Hargaysa (SLpost)-  Wasiirka maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay  in dakhliga ilaha Dhaqaale ee hay’adaha dawladu uu kor u kacay, isla markaana lacago loo isticmaali jiray meelo aan loo baahnayn laga joojisay wasaaradaha iyo…

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayd Sarkaal Kenyaan Ah Oo Kooxdooda Ka Mid Ahaa

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayd Sarkaal Kenyaan Ah Oo Kooxdooda Ka Mid Ahaa

Soomaaliya, (SLP)- Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay maydka sarkaal Kenyaan ah oo aanay sheegin xilliga la dilay iyo halka uu ku dhintay, iyadoo muuqaalka ay kusoo bandhigeen laga arkayay afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere oo ka…

Qodobbo Kasoo Baxay Shir  Ay  Isugu Yimaadeen Waxgaradka Beelaha Buuhoodle Iyo Qurilugud

Qodobbo Kasoo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Waxgaradka Beelaha Buuhoodle Iyo Qurilugud

Burco, (SLP)- Odayaal iyo waxgarad ka kala socda deegaannada Burco iyo Buuhoodle ayaa shir uga furmay deegaanka Aadan-waal oo ka tirsan gobolka Togdheer. Shirkan oo ujeedadiisu tahay sidii nabad looga dhex-dhalin lahaa beelo dhawaan xurgufi…

Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo Si Qoto Dheer Uga Warramay Heerarka Qorshaha Dhaqaalaha Somaliland Soo Maray

Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo Si Qoto Dheer Uga Warramay Heerarka Qorshaha Dhaqaalaha Somaliland Soo Maray

Stockholm, (SLP)- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si qoto dheer uga warramay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qorshaha horumarinta Somaliland iyo halka uu maanta marayo. Cabdikariim Axmed Mooge…

Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka

Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka

Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo xubno xildhibaanno ah oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa kulan…

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha Qaar ka mid ah wasiirrada Dalka Ingiriiska ayaa ku kharash-gareeya £30,000 Gini barashada casharro ku saabsan saxaafadda si…

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo uu hore u iclaamiyey (SAWIRRO+COD)

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo uu hore u iclaamiyey (SAWIRRO+COD)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka magaalada Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo Saaka Dalka oo dhan laga tukaday, taas oo madaxweynuhu hore u iclaamiyey in dalka laga oogo maanta…

Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Dadka Reer Kenya Ee U Soo Shaqo Taga Somaliland

Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Dadka Reer Kenya Ee U Soo Shaqo Taga Somaliland

Hargeysa, (SLP)- Telefishanka KTN ee laga dalka Kenya ayaa warbixin qoto dheer ka diyaariyay dadka reer Kenya ee u soo shaqo taga Somaliland. Sidoo kale waxa uu telefishankani si faahfaahsan uga warramay nabadgelyada iyo xasiloonida…

Marwada Kowaad oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Xubno ku Guulaystay Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka Somaliland

Marwada Kowaad oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Xubno ku Guulaystay Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), ayaa abaalmarinno muhiim ah guddoonsiiyey shan xubnood oo ku guulaystay barmaamijka Bandhig-hibeedka Somaliland oo dhawrkii bilood ee u dambeeyey ka socday Telefishanka…

Guddoomiyihii Hore Maxkamadda Sare Oo Xil Ka-qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci-darro

Guddoomiyihii Hore Maxkamadda Sare Oo Xil Ka-qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci-darro

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday, isla markaana maanta cod aqlabiyad ah labada gole fadhi ay yeesheen ugu codeeyeen, kuna xalaaleeyeen xilka qaadistaas ayaa ku tilmaamay…

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Cod Ku Diiday Sii Haynta Xilka Ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Cod Ku Diiday Sii Haynta Xilka Ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Hargeysa, (SLP)- Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta si wada-jir ah uyeesheen golaha baarlamaanka Somaliland ee wakiillada iyo guurtida ayay cod aqlabiyad ku diideen inuu xilka sii hayo, kuna ogaalaadeen xilka-qaadistii uu dhawaan madaxweynuhu…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guurtida U Gudbiyay Warqada Dalabka Muddo Kordhinta

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guurtida U Gudbiyay Warqada Dalabka Muddo Kordhinta

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta golaha guurtida u gudbiyay warqada dalabka muddo kordhinta xilkiisa. Komishanka Doorashooyinka ayaa tiodobaadkii hore ku dhawaaqay in muddo sannad ka dib xilligii ay qabsoomi…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
  • Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
  • Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah
  • Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – W/Q: Guuleed Cumar Madar Q. 3aad
  • Mudane Siilaanyo: Intuu duub lahaa….Intuu doorraa  (2014 – 1969 = 45 sannadood)
  • Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro been-abuur ah ku tilmaamay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee la shaaciyey
  • Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (Wasiir Maxamuud Xaashi)
  • Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii  Lagu Ee Deeyay Qeyral Masuul
  • Dawlada Siiriya oo Mar Qudha dishay 175 dagaalyahan
  • DHEGEYSO: Marwo Faadumo Siciid oo Xukuumadda ku dhaliishay Farogelin ay ku samaysay Xarunta Daryeelka Darbijiifka  Hargeysa oo Guddooyaheedii Dorraad Xabsiga loo taxaabay
  • Hankaa laga dhoofiyaa! – Qalinkii: Barkhad M. Kaariye
  • IRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed
  • GUUL IYO GUUL-DARRO GAADHI WADA SAARAN: Waa Maan Guracan Iyo Garasho Jaan (3) –  W/Q: Axmed X. Cabdilaahi Rooyaaye