Wararkii U Dambeeyey
Daawo:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Cadaalada Oo Talooyin iyo Amaan U Jeediyay Dhalinyarada Golaha Deegaanka Hargeysa

Daawo:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Cadaalada Oo Talooyin iyo Amaan U Jeediyay Dhalinyarada Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa(Slpost)-Wasiirada Arimaha dibada iyo cadaalada ayaa talooyin iyo hanbalyaba gaadhsiiyay dalinyarada golaha deegaanka Hargeysa oo ku martiqaaday shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha deegaanku uu isugu yimi.…

Axmed Muumin Seed Guddoomiye Xigeenka Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Gobalka Awdal

Axmed Muumin Seed Guddoomiye Xigeenka Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Gobalka Awdal

Boorama-(SLpost)-Kullan balaadhan oo ay maanta iskugu yimaadeen Haweenka Beelweynta Muusafiin ayaa maanta ka qabsoontay Hotel Maana Guest ee Magaalada Boorama, Kullan oo ay soo agaasimeen Guddida Haweenweynaha Muusafiin ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiye…

Daawo:-Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Qashin Buuxdhaafiyay Dooxa Hargeysa Guritaan Ku Bilaabay Iyada oo Golaha Deegaanka Hargeysi Aanu Wali Shacbiga Wacyigalin Qashin Ku Samayn

Daawo:-Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Qashin Buuxdhaafiyay Dooxa Hargeysa Guritaan Ku Bilaabay Iyada oo Golaha Deegaanka Hargeysi Aanu Wali Shacbiga Wacyigalin Qashin Ku Samayn

Hargeysa(SLpost)-Dawlada hoose ee Hargeysa oo uu horkacaayo maayar ku xigeenka golaha deegaanku ayaa qasgin gurid ka bilaabay dooxa Hargeysa iyada oo aanay shacbiga siin wax wacyigalin ah oo ku saabsan iska nidaaminta qashinta iyo guridoodab…

Daawo:-Komishanka Doorashooyinka oo Mudeeyay Isla Markaasna Ka Warbixiyay Diiwaangalinta Gobalka Awdal Oo La Bilaabayo

Daawo:-Komishanka Doorashooyinka oo Mudeeyay Isla Markaasna Ka Warbixiyay Diiwaangalinta Gobalka Awdal Oo La Bilaabayo

Borama(SLpost)-Afhayeenka komishanka doorashooyinka Siciid Cali Muuse ayaa daboolka ka qaaday gorta la bilaabayo diiwanagalinta gobalka Awdal, iyo hawlaha ilaa hada u qabsoomay oo ay ka mid yihiin gudoomiyayaashii goobaha iyo qalabkii…

Tunuusiya Ayaa Darbi iyo Kanaal Biyo Ah Iskaga Xidhaaya Xuduuda Liibiya Ay La Leeyihiin Oo Dagaalyahano Ay Kaga Fataheen

Tunuusiya Ayaa Darbi iyo Kanaal Biyo Ah Iskaga Xidhaaya Xuduuda Liibiya Ay La Leeyihiin Oo Dagaalyahano Ay Kaga Fataheen

Hargeysa(SLpost)-Dowladda Tuunis ayaa sheegtay in ay dhimaystirtay qeybtii ugu horraysay ee ah 200km oo ay ku oodayso xadka ay la wadaagto Liibiya. Darbigan oo laga sameeyay jawaanno carra ah iyo kanaal biya mareen ah ayaa…

Daawo:-Riwaayadii Dhawaan Ay Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile Hargeysa Ku Dhigeen Oo Dhamaystiran

Daawo:-Riwaayadii Dhawaan Ay Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile Hargeysa Ku Dhigeen Oo Dhamaystiran

Hargeysa(SLpost)-Dhawaan ayay jilayaasha aadka loo jelel yahay ee Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile oo ka yimi dalka Ingiriisku waxa ay riwaad xiiso badan ku dhigeen magaalada Hargeysa, masrixiyadan oo ay dad tiro badan ka soo qaybgaleen.…

Daawo:-“Waxa cadaatay in abaartaasi ay aafaysay dad hal milyan kor u dhaafaya oo utabaalaysan cuno la’aan iyo biyo la’aan” Saylici Oo Xaalad Adag Ku Dhawaaqay

Daawo:-“Waxa cadaatay in abaartaasi ay aafaysay dad hal milyan kor u dhaafaya oo utabaalaysan cuno la’aan iyo biyo la’aan” Saylici Oo Xaalad Adag Ku Dhawaaqay

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa ku dhawaaqay in xaalad adag ay Somaliland haatan ku jirto, aafooyinka abaaruhuna ay saameeyeen dad hal milyan kor u dhaafaya oo aan haysan cunto iyo biyo toona…

Daawo:-“Kamaynaan quusan (Somaliya) ee waxaynu saluugsanahay sida ay arinta ugu hagarbaxayaan” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Daawo:-“Kamaynaan quusan (Somaliya) ee waxaynu saluugsanahay sida ay arinta ugu hagarbaxayaan” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa wali saluugsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaanu sheegay in aanay wali ka quusan se ay rajo ka qabaan.…

Daawo:-Dadka Deegaanada Faraweyne Oo La Gaadhsiiyay Biyo Iyada Oo Wali Abaaro Darani Ay La Darisyihiin

Daawo:-Dadka Deegaanada Faraweyne Oo La Gaadhsiiyay Biyo Iyada Oo Wali Abaaro Darani Ay La Darisyihiin

Faraweyne(SLpost)-Deegaanada Faraweyne ayaa la gaadhsiiyay biyo kadib biyo la’aan iyo abaaro daba dheeraaday oo deegaanadaas waxyeeleeyay, waxaana gaadhsiiyay deegaanadan jamciyada Al-raxman iyo gudida wanaag farista iyo xumaan reebista.…

Daawo:-Xus Lagu Maamuusayay Alle Hawnaxariistee Abwaan Suldaan Timacade Oo Gabiilay Lagu Qabtay

Daawo:-Xus Lagu Maamuusayay Alle Hawnaxariistee Abwaan Suldaan Timacade Oo Gabiilay Lagu Qabtay

Gabilay(SLpost)-Xus lagu maamuusayay abwaan Suldaan Timacade oo ku caanbaxay qabyaalad nacayb iyo toosinta dawladnimadii Soomaalida ee taagta yarad ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gabilay, waxaan halkaas isugu tagay haldoor abwaano u badnaa.…

Daawo:-Sirdoonka Somaliya Oo Soo Bandhigay Muuqaal Labtopka Lagu Qarxiyay Diyaarada Daallo Oo Laysku Dhiibayo

Daawo:-Sirdoonka Somaliya Oo Soo Bandhigay Muuqaal Labtopka Lagu Qarxiyay Diyaarada Daallo Oo Laysku Dhiibayo

Muqdisho(SLpost)-Sirdoonka Somaliya ayaa soo bandhigay muuqaalka laba qof oo Laptopka lagu qarxiyay diyaarada Daallo ugu dhiibaya ninka is qarxiyay luuq mid ah madaarka, waxaana falkan loo xidhay shan iyo toban qof oo haatan su’aalo la…

Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Dhaliilo U Jeediyay Dadkii Doonayay Siidaynta Cumar Caydiid

Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Dhaliilo U Jeediyay Dadkii Doonayay Siidaynta Cumar Caydiid

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta xukuumada Siilaanyo Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ayaa eedaymo loo jeediyay madaxeyne Siilaanyo ka difaacay, waxaanu dhaliilo u soo jeediyay xubnahii kala duwanaa ee u doodayay Cumar Caydiid.…

Daawo:-Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Ganacsade Cumar Caydiid Ku Tilmaamay Mid Dhul Dheeriya Boobaya Soona Bandhigay Dhulkii La Siiyay

Daawo:-Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Ganacsade Cumar Caydiid Ku Tilmaamay Mid Dhul Dheeriya Boobaya Soona Bandhigay Dhulkii La Siiyay

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan ayaa soo bandhigay digreetooyinka madaxweynuu uu ku bixiyay dhismaha tiyaatarka iyo jihada waqooyi oo la siiyay ganacsade Cumar Caydiid, waxaanu dhaliilo u soo jeediyay ganacsadaha oo uu sheegay inuu boobay…

“Ilaahay magaciisa ayaan ku dhaartaye waxan is leeyahay hadii sida maanta aad dadkaaga u taqaan aad u aqoon lahaa 1981kii in aanan marnaba qori u qaadateen Siyaad Barre.” Cali Guray

“Ilaahay magaciisa ayaan ku dhaartaye waxan is leeyahay hadii sida maanta aad dadkaaga u taqaan aad u aqoon lahaa 1981kii in aanan marnaba qori u qaadateen Siyaad Barre.” Cali Guray

Qiimaha ay Somaliland dadkeeda ku joogto qof kasta oo ogi ma qaadan karo inu daawado ama aqbali karo sida ay dawladnimadeedi maanta tahay. Wixii laga dagaalamay ee naf iyo maalba loo waayay ee dal iyo…

Daawo:-Markabka Ugu Qaadka Badan Koontiinarada Oo Ku Bakhtiyay Wabi Jarmalka Ku Yaala Lana Riixi Kariwaayay

Daawo:-Markabka Ugu Qaadka Badan Koontiinarada Oo Ku Bakhtiyay Wabi Jarmalka Ku Yaala Lana Riixi Kariwaayay

Jarmalka(SLpost)-Markabka qaada koonteenarada ee ugu weyn caalamka oo laga leeyahay dalka jayna ayaa ku dhex bakhtiyay wabi ku yaala dalka jarmalka oo uu is lahaa uga si gudub badweynta Hindiya, waxaana guuldaraystay dadaalo dawlada jarmalku…

Wasiir Sacad Oo Dawladda Somaliya Ku Eedeeyay Inaanay Daacad Ka ahayn Wada Hadalada

Wasiir Sacad Oo Dawladda Somaliya Ku Eedeeyay Inaanay Daacad Ka ahayn Wada Hadalada

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa dawladda Somaliya ku eedeeyay inaanay daacad ka ahayn wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, taas oo sabab u ah faashilka ku yimid wada hadaladii u dhexeeyay labada…

Muslimiinta Ku Nool Dalka Ingiriiska Ayaa Albaabada U Furay 80 Masjid Si Ay U Soo Booqdaan Dadka Aan Islaamka Ahayn

Muslimiinta Ku Nool Dalka Ingiriiska Ayaa Albaabada U Furay 80 Masjid Si Ay U Soo Booqdaan Dadka Aan Islaamka Ahayn

Uk(SLpost)-In kabadan 80 masaajid oo ku yaalla daafaha UK ayaa maanta albaabadooda u furaya dadka aan muslimiinta ahayn, taas oo qeyb ka ah la dagaallanta aragtida xun ee laga qabo Islaamka, iyo in dadka la…

“Madaxweyne Dalka Waxa Jahawareerinaya Xamas Ka Sokeysa Ee Hadal Oo Arrimahan Dalka Ka Taagan Kaa Hadal Oo Aamusnaanta Iska Daa” Xildhibaan Aareeye

“Madaxweyne Dalka Waxa Jahawareerinaya Xamas Ka Sokeysa Ee Hadal Oo Arrimahan Dalka Ka Taagan Kaa Hadal Oo Aamusnaanta Iska Daa” Xildhibaan Aareeye

Hargeysa (SLpost)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay in aanu ka aamusin khilaafka ka taagan Tiyaatarka, ee uu ka hadalo, waxaanu sheegay inuu sharci daro lagu xidhay…

Daawo:-“Qaraxii Diyaaradda Daallo Airlines mid argagixiso ayuu ahaa” Wasiirka Duulista Somaliya

Daawo:-“Qaraxii Diyaaradda Daallo Airlines mid argagixiso ayuu ahaa” Wasiirka Duulista Somaliya

Muqdisho(SLpost)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac ayaa maanta saxaafadda kula hadley magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in qaraxii ka dhacay diyaaraddii Daallo Airlines aysan sababin cilad farsamo ee uu ahaa ula…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • Denmark Oo Ansaxisay Sharci La Dhaleeceeyay oo Qaxoontiga Lagu Baadhanayo
  • Qisaastu waa sharci allah jideeyay oo ay Somaliland ku guulaysatay fulintiisa
  • Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ingiriiska Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
  • At least 14 killed in suicide attacks in Nigeria
  • Malaayiin Xujaaj ah oo Maanta Taagan Buurta CARRAFA.
  • Shil baabuur oo ka dhacay Dacar-budhuq
  • Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Arrinta Haamaha Shidaalka.
  • Xasan Sheekh Oo Sheegay Inay Furmi Doonaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya u Dhaxeeyay Iyaga Oo Waji Cusub Leh
  • Madaxweyne Obama Oo La Kulmay 14 jir Muslim Ah oo Saacad Uu Sameeyay Lagu Xidhay
  • Qolfoof Aadame U Eke Ah Oo La Helay Iyo Dhaqanka Uu Noolahaasi La Wadaagayey Aadamaha Maanta Jira
  • Hooyo Wiilkeedu u dhintay Jidh-dil loogu geystay Garowe oo codsi u gudbisay Dowladda Maraykanka
  • Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxay Ka Yidhaahdeen Biyo La’aanta Caasimadda?
  • Dawladda Ingiriiska Oo Sharciyo Adag Kusoo Rogtay Tahriibeyaasha Magan-gelyada Ku Taga Dalkaas
  • DAAWO: Khudbaddii Madaxweyne Obama Ka Jeediyay Xarunta Midawga Afrika