Wararkii U Dambeeyey
Wasiir Xirsi Oo Ka Hadlay Qoraallo Ay Dhawaan Baahisay Shabakadda Wikileaks

Wasiir Xirsi Oo Ka Hadlay Qoraallo Ay Dhawaan Baahisay Shabakadda Wikileaks

Hargeysa, (SLpost)- wasiirka madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa beeniyey in Somaliland iyo Somalia heshiis midow wada galee wasir xirsi ayaa qoraal dheer oo uu soo dhigay pageka uu ku leeyahay baraha bulshaddu ku…

Dad Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Duqeynta Sucuudigu Ka Wado Yemen

Dad Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Duqeynta Sucuudigu Ka Wado Yemen

Cadan, (SLpost)- Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa lagu soo War-ramayaa in ay duqeyn diyaaradaha Sucuudiga ay ka geysteen ay ku dhinteen dad Soomaali ah. Gantaal ayaa la sheegay inuu ku dhacay guri ay ku…

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Laascaanood

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Cumar Sayid ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha run-wayga madaarka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaasoo lagu samaynayo…

“Xukuumaddu way Jiraysaa Waxaanay ku Shaqaynaysaa Muddo Kordhintii Guurtidu Samaysay” Xil. Nacnac

“Xukuumaddu way Jiraysaa Waxaanay ku Shaqaynaysaa Muddo Kordhintii Guurtidu Samaysay” Xil. Nacnac

(SLpost)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac),ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan  Siciid Cilmi Roobe oo ay ka wada tirsan yihin Golaha Wakiiladda. Waxaa kale oo uu xildhibaan Nacnac  intaa ku daray Madaxtooyadu in ay…

Ergooyin Nabadeed Oo Ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo  Guumays Ka Bilaabay Nabadeynta Laba Ardaa Oo Shaqaaqo Dhex Martay

Ergooyin Nabadeed Oo Ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Guumays Ka Bilaabay Nabadeynta Laba Ardaa Oo Shaqaaqo Dhex Martay

(SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa  ergooyin nabadeed oo  gurmad ah u dirtay xurguf colaadeed oo dhawaan laba beelood ku dhex martay degaanka Guumays oo ka tirsan gobolka Sool. Waxaana shalay gaadhay tuuladda Guumays  wasiirka wasaaradda Hawlaha…

Dadweynaha Giriiga Oo Cod Ku Diiday Soojeedintii Reer Yurub

Dadweynaha Giriiga Oo Cod Ku Diiday Soojeedintii Reer Yurub

Athens, (SLpost)- Codbixiyeyaasha dalka Giriiga ayaa si weyn u diiday qorshaha ay usoo bandhigeen kuwa deymaha ku leh dalkaasi. In ka badan boqolkiiba 61 dadkii codkooda ka dhiibtay aftidii shalay, ayaa u codeeyay MAYA. Boqolaal…

Axkaamta Ramadaanta Qaybta 18aad (Tobanka dambe ee Ramadaan)

Axkaamta Ramadaanta Qaybta 18aad (Tobanka dambe ee Ramadaan)

Tobanka u dambeeya Ramadaan, waa habeennada ugu qiimaha badan habeenno uu Alle SWT abuuray, marka tobanka dambe soo gasho, waxa loo dadaallaa si ka sii wanaagsan intii hore oo dhan, Caa’isha Rc waxa ka sugnaaday,…

Xog-warranka Murashaxiin Dhacday oo soo bandhigay Sababihii Keenay Guul-darradooda + Heshiis Dhexmaray Dilaal iyo Murashax Cod-doon ah (Warbixin laga diyaariyey doorashadii Golaha Deegaanka)

Xog-warranka Murashaxiin Dhacday oo soo bandhigay Sababihii Keenay Guul-darradooda + Heshiis Dhexmaray Dilaal iyo Murashax Cod-doon ah (Warbixin laga diyaariyey doorashadii Golaha Deegaanka)

Nairobi (SLpost)- Warbixin Macadka Rift Valley Institute oo arrimaha Dimuqraadiyadda ka shaqeeya ka diyaariyey doorashooyinkii Golaha deegaanka ee Somalilandka dhacay sannadkii 2012-dii, ayaa lagu soo bandhigay qorshe ay adeegsan lahaayeen oo u saami lahaa inay…

Wasaaradda Ganacsiga oo ka hadashay Ganacsato Fulisay iyo Qorshaha Yaraynta Isticmaalka Dollarka, Digniinna u jeedisay kuwa aan hirgelin

Wasaaradda Ganacsiga oo ka hadashay Ganacsato Fulisay iyo Qorshaha Yaraynta Isticmaalka Dollarka, Digniinna u jeedisay kuwa aan hirgelin

HARGEYSA (SLpost)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir, ayaa sheegay inkastoo ay dedaal badan muujiyeen inaanay haddana weli si rasmi ah goobaha kala duwan ee Ganacsiga dalka uga wada hirgelin fulinta…

SOMALILAND: Gabadh uu dhalay Wasiir hore iyo Laba Qof oo ku waxyeeloobay Weerar uu Fuliyey Nin Al-Shabaab looga shakiyey iyo Masuuliyiin ka hadashay

SOMALILAND: Gabadh uu dhalay Wasiir hore iyo Laba Qof oo ku waxyeeloobay Weerar uu Fuliyey Nin Al-Shabaab looga shakiyey iyo Masuuliyiin ka hadashay

Badhan (SLpost)- Gabadh uu dhalay Wasiirul-dowlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland iyo laba qof oo kale, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen weerar nin hubaysan oo madaxa soo duubtay ku qaaday meherad ganacsi…

Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka wada hadlay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulankaas, laakiin…

Jamaal Cali Xuseen Oo Markale Sheegay Inaanay Aqoonsan Doonin Xukuumadda Wixii Ka Dambeeya 27 July

Jamaal Cali Xuseen Oo Markale Sheegay Inaanay Aqoonsan Doonin Xukuumadda Wixii Ka Dambeeya 27 July

Hargeysa. (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in lagu tuntay shuruucdii dalka isaga oo farta ku fiiqay in labada gole Baarlamaan ay sharci darro ku fadhiyaan sida…

Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Suldaan Burco Lagu Xidhay

Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Suldaan Burco Lagu Xidhay

Hargeysa, (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer   Maxamed Muuse Diiriye,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Suldaan dhawaan lagu xidhay Magaaladda Burco, ka dib markii Warbaahinta u mariyay hadalo uu ku duray Wasiirka arimaha gudaha iyo Sharci-nimadda Xukuumadda…

Wasaaradda Caafimaadka Oo Qabatay Kulan Lagu Qiimaynayo Xarumaha MCH-yada

Wasaaradda Caafimaadka Oo Qabatay Kulan Lagu Qiimaynayo Xarumaha MCH-yada

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaarada caafimaadka JSL Md Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye) oo uu weheliyo Agaasiimaha guud ee wasaaradaasi ayaa maanta kulan ku qabtay xarunta wasaaradaasi,  kaas oo lagu qiimaynayo xarumaha bixiya adeega caafimaadka ee Hooyada…

“Kuwa leh dawladdo shisheeye ayaa Somaliland cunaqabatayn ku soo rogaya waa cadow aan shuruucda caalamkaba aqoon” Xil. Siciid Maxamed Cilmi

“Kuwa leh dawladdo shisheeye ayaa Somaliland cunaqabatayn ku soo rogaya waa cadow aan shuruucda caalamkaba aqoon” Xil. Siciid Maxamed Cilmi

ah loogula dul dhacay Qaranka iyo madaxda Jamhuuriyadeena Somaliland.Waxaan ku arkay saxaafadda war ku saabsan laba qof oo ‘qurbe-ku-raag’ ah oo sheegatay inay dalal shisheeye u dacwoodeen iyagoo, siday sheegteena, ashkateeyey [dacweeyey] dawladda iyo xubno…

Dadweynaha Giriiga Oo U Codeynaya Isticmaalka Ama Iska Daynta Lacagta Euro-ga

Dadweynaha Giriiga Oo U Codeynaya Isticmaalka Ama Iska Daynta Lacagta Euro-ga

Athens, (SLpost)- Malaayiin qof oo reer Giriig ah ayaa maanta u codeynaya afti ku saabsan in la diido ama la aqbalo qorshaha deyn bixinta ee dalkaasi ay u soo jeediyeen Yurub. Isagoo codkiisa dhiibanaya ra’iisul…

Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 17aad) – Fadliga cibadaada habeenkii (2aad)

Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 17aad) – Fadliga cibadaada habeenkii (2aad)

Inta badan waxa aynu u hiranna hawl kasta oo aynu qabanayno in aynu ku helno abaal celin u qalanta shaqadaa aynu qabanay. Mar kasta oo maamuus laguu muujiyana waxa aad sii labban laabta hawlkarnimadaadi, taasood…

Doorashadii Maamul-gobolleedka Galmudug Oo Uu Ku Guulaystay Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda Xasan Sheekh

Doorashadii Maamul-gobolleedka Galmudug Oo Uu Ku Guulaystay Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda Xasan Sheekh

Cadaado, (SLpost)- Waxa maanta soo gabagaboobay doorashadii madaxtinimada Maamul gobolleedka Galmudug oo ka dhacday magaalada Cadaado, iyadoo madaxweyne loo doortay  Cabdikarim Xuseen Guuleed , Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya. Cabdikarim Xuseen Guuleed  ayaa helay 49…

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Go’aanno Kasoo Saaray Xawaaraha Gaadiidku Ay Ku Soconayaan

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Go’aanno Kasoo Saaray Xawaaraha Gaadiidku Ay Ku Soconayaan

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay shilalka gaadiidka ee dhacay Somaliland iyo tirada dhimasho ee shilalkaas. Taliyuhu waxa uu digniin u diray wadeyaasha…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • Mid Ka Mid Ah Shilalkii Baabuur Ee Ugu Yaabka Badnaa Dunida Oo Ka Dhacay Koonfur Afrika
  • Xildhibaan Cali-Barre Oo Cambaareeyey Jidh Dil La Sheegay In Aqalka Madaxtooyada Loogu Geystey Mudane Xasan Cawaale Caynaan
  • DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Ammaanka Dalka
  • Tirada Qaxoontiga Sannadkan Gaadhay Yurub Oo La Shaaciyay
  • Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Imaaraatka Carabta
  • Soomaalida Mareykanka Oo U Xafladeeyay Sarkaal Markii U Horeysay Ka Mid Noqday Ciidanka Booliska Gobolka Oregon
  • Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Dhabbaha Madaarka Hargeysa Iyo Mashaariic Kale (SAWIRRO)
  • DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
  • Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
  • Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah
  • Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – W/Q: Guuleed Cumar Madar Q. 3aad
  • Mudane Siilaanyo: Intuu duub lahaa….Intuu doorraa  (2014 – 1969 = 45 sannadood)
  • Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro been-abuur ah ku tilmaamay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee la shaaciyey