Murashaxiinta Saddexda Xisbi oo mid-mid uga hadlay Rejada ay ka filayaan Natiijada Doorashada iyo Guul ay ka gaadhaan

Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa ka hadlay rejada ay xisbiyadoodu ka qabaan natiijada doorashada maanta ka qabsoontay dalka, waxaanu mid kastaaba ku adkaystay guul uu ka filayo codbixinta doorashada.

saddexda xisbiMurashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maanta si wada-jir ah ula hadlay warbaahinta magaalada Hargeysa, waxa ay iftiimiyey aragtiooda la xidhiidha doorashada iyo Hannaanka ay wax u socdaan.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO HADALLADA SADDEXDA MASUUL