Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Dhalinyaro Ku Eedaysnayd Falal Ka Dhan Ah Diinta Islaamka

(SLPost) Guddoomiyaha Maxkamada degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Cabdirashiid Beergeel) oo u waramay Telefishanka RTN, ayaa ka warbixiyay xukuno lagu riday dhalinyaro lagu soo eedeeyay inay wadeen qorsheyaal lagu khal-khal gelinayo diinta Islaamka iyo hub sharci daro ah oo ay adeegsanayeen.

hqdefault

Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

Somalilandpost.net