Magacyada Guddi Heer Qaran ah oo loo xil-saaray Qaban-qaabada Xuska 18 May iyo Wasiir Kaahin oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ku dhawaaqay Guddi heer qaran ah oo loo magacaabay Qaban-qaabada diyaar-garowga Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May.

 

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Faahfaahinta warkan