Somalilandpost | News and Analysis

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Ceel-Afweyn iyo Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, waxaanu ugu baaqay inay ka wada-shaqeeyaan midnimada dadka iyo dalka.

Md Daahir Rayaale Kaahin oo caawa hadal ka jeediyey munaasibadda xuska 18 May oo caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada, waxa uu u duceeyey shacabka deegaanka Ceel-Afweyn.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Hadalka Daahir Rayaale

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE