Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ka Qayb-galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha iyo Weedhihii Madasha laga yidhi

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo maanta Hargeysa loogu qabtay dabbaal-degga maalinta Caalamiga ah ee Biyaha Adduunka.

 

Munaasibadda oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland, waxa ka qayb-galay masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha, masulliyiin ka socday hay’adaha Wasaaradda wada-shaqaynta la leh iyo Marti-sharaf kale.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE