Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta u amba-baxay magaalada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.
Weftiga oo ka kooban Goleyaasha Xukuumadda, Siyaasiyiin iyo Madax-dhaqameed, ayaa ugu baxay gobolkaas daminta colaad mar kale ka soo cusboonaatay deegaankaas oo u dhaxaysa laba beelood oo walaalo ah.
Muuqaalkan Hoose ka Daawo faahfaahinta warkan
https://www.youtube.com/watch?v=X9dRXImWXJI