Madaxweynaha Somaliland Oo hambalyo u diray shacabka Somaliland Bisha Ramadaan Awgeed

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa la hadlay shacabka Somaliland, waxaanu ugu hambalyeeyey curashada bisha Barakaysan ee RAMADAAN oo uu ugu baaqay inay ka faa’idaystaan kheyrkeeda isla markaana ay kordhiyaan Alle ka cabsiga iyo Cibaadada

https://www.youtube.com/watch?v=8Bal5rpCEIQ&feature=youtu.be