Somalilandpost | News and Analysis

Madaxtooyada Somaliland oo ka hadashay Go’aanka Sii-deynta Naciima Qorane iyo Sida uu ku yimi

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay go’aanka sii-deynta Abwaanad Naciima Qorane oo maanta dib u heshay xorriyaddeeda kaddib markii lagu sii daayay Cafis madaxweyne Muuse Biixi u fidiyey.

Naciima Qorane oo lagu eedeeyey inay ku kacday falal liddi ku ah qaranimada Somaliland, isla markaana dhowaan maxkamaddu ku xukuntay 3 sanno oo xadhig ah, ayaa maanta laga sii daayay Xabsiga haweenka ee magaalada Gabiley oo ay ku  jirtay dhowrkii bilood ee u dambeeyey.

Haddaba, afhayeenka madaxweynaha Somaliland oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aanka madaxweynuhu cafiska ugu fidiyey Naciima Qorane.

DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE
Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/e/b/8/somalilandpost.net/httpd.www/slp/wp-includes/class-wp-comment-query.php on line 399