LINE UP-ka BARCELONA vs REAL MADRID: Luis Suarez, Lionel Messi & Neymar waxay wejahayaan Cristiano Ronaldo, Gareth Bale $ Falcao

SPORTS (SLpost)- Kooxaha ka dhisan Horyaalka La Liga ee dalka Spain ee BARCELONA iyo REAL MADRID, ayaa xilli-ciyaareedka wejiyo cusub ku soo bandhigaya garoomadooda Camp Nou iyo Bernabou.

Kooxda Barcelona ayaa soo xero-galisay xiddiggii hore ee Kooxda Liverpool, Luiz Suarez oo sannadkan koobka adduunka ceeb weyn ka qaaday ka dib markii uu qaniinay difaaca xulka Talyaaniga ee Chilini, waxaana lagu garaaxay Afar bilood oo uu ka fadhiyi doono tartamada caalamiga ah.

Sidoo kale, Kooxda Real Madrid ayaa soo-xero-galisay Weeraryahanka Xulka Columbia, Falcoa oo ay kala soo sareegtay Kooxda Monaco ee ka dhisan dalka Faransiiska. Sidoo kale, kooxda Real Madrid waxa ay la soo wareegtay Xiddigga u safta xulka Jarmalka.

LINE-UP-ka kooxda REAL MADRID

REAL

LINE-UP-ka kooxda BARCELONA

BARCA

SOMALILANDPOST.NET

SPORT NEWS DESK