Khudbadda Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuska Munaasibadda 18 May

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu arrimo kala duwan kaga hadlay ka jeediyey munaasibadda xuska 31-guurada Maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18 May oo maanta si weyn looga xusay gobollada iyo degmooyinka dalka.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi