Wararkii U Dambeeyey
Magacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota

Magacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota

, (SLP)- Sarakiisha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ku eedeeyay lix qof oo gobolkaasi ka soo jeeda inay isku dayeen inay u safraan dalka Syria si ay ugu biiraan ururka ISIS. Sida lagu sheegay…

Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Xilliga Rasmiga Ah Ee Ay Doorasho Ku Qaban Karaan

Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Xilliga Rasmiga Ah Ee Ay Doorasho Ku Qaban Karaan

Hargeysa, (SLP)-  Komiishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), u gudbiyay warqad, taas oo ay ugu  soo bandhigeen xilliga rasmiga ah  ee  hawlaha doorashooyinka ee ay qaranka u hayaan ku soo…

Ciidamadda Kenya Oo Sheekh Soomaali Ah U Xidhay Weerarkii Jaamacadda Gaarissa

Ciidamadda Kenya Oo Sheekh Soomaali Ah U Xidhay Weerarkii Jaamacadda Gaarissa

Nairobi, (SLP)- Ciidamada ka hortaga argagixisad ee dalka Kenya ayaa sheekh Soomaali Kenyan ah ku eedeeyay inuu ka mid ahaa xubnihii dhanka dhaqaalaha ku taageerayay kooxihii ka tirsanaa Al-shabaab ee weeraray horaantii bishan April Jaamacadda…

Itoobiya Oo Maalmo Baroor-diiq Ah Ku Xusaysa Muwaadiniin Kaga Dhimatay Saddex Waddan Iyo Badda Mediterranean-ka

Itoobiya Oo Maalmo Baroor-diiq Ah Ku Xusaysa Muwaadiniin Kaga Dhimatay Saddex Waddan Iyo Badda Mediterranean-ka

Addis Ababa, (SLP)- Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xus baroor-diiq ah u samaynayaan 28 qof oo u dhashay dalkaas ay dhawaan kooxda IS ku dishay gudaha dalka Libya Af-hayeen u hadlay dawladdaas oo lagu magacaabo…

Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Farriin Adag Oo La Xidhiidha Dekeda Berbera U Soo Dirtay Somaliland

Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Farriin Adag Oo La Xidhiidha Dekeda Berbera U Soo Dirtay Somaliland

Muqdisho. (SLP)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka fal-celisay hadal-haynta muddooyinkii dambeeyay soo baxaysay ee la xidhiidha in shirkad ajaanib ah lagu wareejinayo dekeda Berbera, waxaanay farriin adag u dirtay dawladda Somaliland. Wasiirka Dekedaha…

Xarunta Daraasaadka Siyaasadda oo Fulinta Xukunnada Qisaasta ku tilmaantay tallaabo Xoojinaysa Ilaalinta Xuquuqda Aadamaha

Xarunta Daraasaadka Siyaasadda oo Fulinta Xukunnada Qisaasta ku tilmaantay tallaabo Xoojinaysa Ilaalinta Xuquuqda Aadamaha

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Daaraasaadka Siyaasadda (CPA) oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa xukuumadda Somaliland ku taageertay fulinta xukunnada Qisaasta ah oo ay Xaruntu ku tilmaantay mid waafaqsan Diinta iyo Dastuurka Somaliland. Xarunta Daaraasaadka Siyaasadda (Center…

Odayaal Iyo Waxgarad taageeray Qorshaha Maalgeshi ee Dekedda Berbera

Odayaal Iyo Waxgarad taageeray Qorshaha Maalgeshi ee Dekedda Berbera

Hargeysa (SLpost)- Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobollada Maroodi-jeex iyo Saaxil, ayaa ka hadlay xaaladda dekeda magaalada Berbera oo muddooyinkii u dambeeyay la isla dhexmarayay in xukuumadda talada haysaa ay ku wareejinayso shirkado ajaanib ah.…

Maareeyaha Dekedda Berbera oo Difaacay Qorshaha Dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera

Maareeyaha Dekedda Berbera oo Difaacay Qorshaha Dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera

Berbera (SLPOST)- Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Cali Cumar Xoor-Xoor, ayaa sharraxaad ka bixiyey baadi-doon Xukuumaddu ugu jirto maal-gelin dibadeed oo lagu sameeyo dekedda Berbera oo muddooyinkii u dambeeyey hadal-heynteedu ku batay bulshada isla markaana tiraba…

“Waxaannu ku baaqaynaa in xorriyaddiisa loo soo celiyo guddoomiyaha HRC” – WARSAXAAFADEED, Xarunta Daaraasadka Siyaasadda

“Waxaannu ku baaqaynaa in xorriyaddiisa loo soo celiyo guddoomiyaha HRC” – WARSAXAAFADEED, Xarunta Daaraasadka Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Daraasaadka Siyaasadda oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaareysay Xadhig lagula kacay Guddoomiyihii Xarunta Xuquuqal Iinsaanka ee Hargeysa Guuleed Axmed Jaamac oo lagu eedeeyey inuu dhalleeceeyey nidaamka Garsoor ee…

Cusbitaallada Yemen Oo Dawooyinkii Ka Dhamaadeen Iyo Dhaawacyada Oo Sii Kordhaya

Cusbitaallada Yemen Oo Dawooyinkii Ka Dhamaadeen Iyo Dhaawacyada Oo Sii Kordhaya

Cadan, (SLP)- Cusbitaallada magaalada Cadan ayaa waxa ka sii dhamaanaya dawooyinka muhiimka ah, iyadoo dagaalka u dhaxeeya ciidanka dawladda oo ay taageerayaan xulafada Sucuudigu horseedka ka yahay iyo fallaagada shiicada ee Xuutiyiinta uu sii socdo.…

Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Garoowe Ee Al-shabaab Ku Beegsatay Shaqaalaha QM

Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Garoowe Ee Al-shabaab Ku Beegsatay Shaqaalaha QM

Garoowe, (SLP)- Wararka kasoo baxaya qaraxa maanta ka dhacay xarunta maamul gobolleedka Puntland ee Garoowe kaasoo lagu dilay 10 ka mid ah shaqaalaha hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay, iyadoo mas’uuliyaddiisa ay sheegatay Kooxda Al-shabaab. Taliyaha…

Sababaha Keenay inay Qarraqanto Doon ay Saarnaayeen Boqolaal Muhaajiriin ah

Sababaha Keenay inay Qarraqanto Doon ay Saarnaayeen Boqolaal Muhaajiriin ah

Rome (SLpost)- Doon ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah, ayaa ku degtay badweynta Mediterranean-ka, iyadoo ay sabab u ahaydi tahriibayaasha saarna oo dhinac isugu wada ciiray, kadib markii ay arkeen markab kuwa ganacsiga ah oo u…

AMISOM Oo Sheegtay In Weerar Al-shabaab Kusoo Qaaday Ay Kaga Dhinteen Tiro Askar Ah, Qaarna Kaga Dhaawacmeen

AMISOM Oo Sheegtay In Weerar Al-shabaab Kusoo Qaaday Ay Kaga Dhinteen Tiro Askar Ah, Qaarna Kaga Dhaawacmeen

Muqdisho, (SLP)- Taliska guud ee ciidamada AMSIOM ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay xoogag ka tirsan Al-shabaab  ku qaadeen maanta kolonyo gaadiid ah oo ay ciidamadoodu…

DAAWO: Safaaradda Somaliland Ee  Itoobiya Oo Xarun Cusub Oo Ay Leedahay Xadhiga Laga Jaray

DAAWO: Safaaradda Somaliland Ee Itoobiya Oo Xarun Cusub Oo Ay Leedahay Xadhiga Laga Jaray

Hargeysa, (Somaliland oo dhisme ay leedahay u hirgelisay xarunta safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya. Munaasibaddii furitaanka dhismaha safaaradaas oo ay ka qayb galeen shir-guddoonka golaha wakiillada, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda. Waxaana ka warbixiyay…

Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Hargeysa, (SLP)- Golaha guurtida Somaliland ayaa soo dhaweeyay xukunkii qisaasta ahaa ee dhawaan xukuumadda Somaliland ku fulisay lix qof oo dembiileyaal ah. Xildhibaannada oo maanta fadhi ku yeeshay xarunta golahaas ayay ugu codeeyeen taageero ay…

“Deked La Iibinayaa Ma Jirto, Waxaanu Ku Talo Jirnaa…” Wasiirka Khaarajiga

“Deked La Iibinayaa Ma Jirto, Waxaanu Ku Talo Jirnaa…” Wasiirka Khaarajiga

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ku talo-galka dekeda Berbera oo maalmihii u dambeeyay bulshadu isla dhexmaraysay in shirkado ajaanib ah lagu wareejinayo. Wasiirku waxa uu tilmaamay in xukuumaddu…

Daacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Daacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Tripoli, (SLP)-  Kooxda Daacish ayaa soo saartay muuqaal muujinaya laba kooxood oo dad ah, kuwaasoo qaarna qoorta laga jarayo, kuwo kalena rasaas lagu furayo, waxaana dadkaas loo aqoonsaday inay ahaayeen Itoobiyaan masiixiyiin ah oo ku…

Taliyaha Laanta Socdaalka oo Qiray Hakad ku yimi Howsha Mishiinka daabaca Baasaboorrada Cusub

Taliyaha Laanta Socdaalka oo Qiray Hakad ku yimi Howsha Mishiinka daabaca Baasaboorrada Cusub

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa beeniyey inay jirto cillad ku timi Mishiinka farsameeya Passport-ka Cusub ee E-Passport oo la sheegay inuu gebi ahaanba joojiyey hawshii daabacaadda Baasaaboorka, kaddib…

IGAD: “Xukuumadda Koonfur Afrika Waxa Looga Baahan Yahay Inay Dadka Rabshadaha Wada Sharciga U Adeegsato”

IGAD: “Xukuumadda Koonfur Afrika Waxa Looga Baahan Yahay Inay Dadka Rabshadaha Wada Sharciga U Adeegsato”

Washington, (SLP)- Xoghayaha guud ee urur-goboleedka dalalka bariga Afrika ee IGAD, Maxbuub Macallin ayaa sheegay in IGAD ay walaac xooggan ka muujisay dilalka iyo weerarrada isir-nacaybka ah ee lagu beegsanayo dadka Afrikaanka ah ee ku…

Dowladda Itoobiya oo Dayacaad Masuuliyadeed ku sababaysay Gaadhi Kooxda WABAR ula baxsadeen Gudaha dalkooda

Dowladda Itoobiya oo Dayacaad Masuuliyadeed ku sababaysay Gaadhi Kooxda WABAR ula baxsadeen Gudaha dalkooda

Hargeysa (SLpost)- Safiirka dawladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Brig Jen. Berhe Tesfaye, ayaa tilmaamay inay tahay dacaayad ka timi Masuuliyiintii qaabbilsanaa Gaadhi Wasaaradda Maaliyaddu lahayd oo lagala baxsaday magaalada Boorama, ka…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
  • Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
  • Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah
  • Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – W/Q: Guuleed Cumar Madar Q. 3aad
  • Mudane Siilaanyo: Intuu duub lahaa….Intuu doorraa  (2014 – 1969 = 45 sannadood)
  • Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro been-abuur ah ku tilmaamay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee la shaaciyey
  • Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (Wasiir Maxamuud Xaashi)
  • Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii  Lagu Ee Deeyay Qeyral Masuul
  • Dawlada Siiriya oo Mar Qudha dishay 175 dagaalyahan
  • DHEGEYSO: Marwo Faadumo Siciid oo Xukuumadda ku dhaliishay Farogelin ay ku samaysay Xarunta Daryeelka Darbijiifka  Hargeysa oo Guddooyaheedii Dorraad Xabsiga loo taxaabay
  • Hankaa laga dhoofiyaa! – Qalinkii: Barkhad M. Kaariye
  • IRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed
  • GUUL IYO GUUL-DARRO GAADHI WADA SAARAN: Waa Maan Guracan Iyo Garasho Jaan (3) –  W/Q: Axmed X. Cabdilaahi Rooyaaye