Jaran-jarrada loo maray Kiiska Naciima Qorane oo Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku ridday Xukun Saddex Sannadood Xadhig ah

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa xukun saddex sanno ah ku ridday Naciima Qorane oo ku eedaysnayd inay ku kacday hadallo iyo ololeyaal liddi ku ah jiritaanka Somaliland oo ay u dhalatay, tallaabadaas oo ay sida eedaha lagu soo oogey sheegayaan ay ku kacday iyadoo ku sugan waddanka dibaddiisa.

maxkamadda gobolka maroodijeex_naciima qoraneQaraarka lagu shaaciyey xukunka Naciima Qorane, ayaa ku waxa ku dhawaaqay Garsooraha Gacanta ku hayay kiiska oo lagu magacaabo Idiris Maxamed Maxamuud oo sheegay in qaranka Somaliland dhibbane ka yahay Dacwadda lagu oogay Naciima Qorane.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE