HARGEYSA: Maxaabiis la guddoonsiiyey Abaal-marinno & Shahaadooyin iyo Waxa ay ku muteysteen

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ku qabsoontay gudaha Xabsiga Weyn ee magaalada Hargeysa, ayaa abaal-marinno iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey qaar ka mid ah maxaabiista oo in muddo ah Casharro Diini iyo tabobarro uga socdeen gudaha Xabsiga.

maxaabiis ShahaadooyinWasiirrada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta & Aw-qaafta, saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, masuuliyiin ka socotay hay’adaha iyo Shirkadaha dalka qaarkood, ayaa ka qayb-galay munaasibadda oo ku qabsoontay Barxad weyn oo ku taalla gudaha Xabsiga.

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO ABAAL-MARINNADA LA GUDDOONSIIYEY MAXAABIISTA, KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE