Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Si Balaadhan Loo Soo Dhaweeyay (SAWIRRO)

(SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanayo iyo weftigii uu hoggaaminayay ee safarka ugu maqanaa dalka Ingiriiska, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa.

14590324_1081795441934308_1770426471657061142_n

Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigan oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga waxa soo dhaweyn balaadhan ku qaabilay shacbiga iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE.

14568156_1081795901934262_6525896941550407921_n 14590310_1081795278600991_7525447821264203611_n 14590324_1081795441934308_1770426471657061142_n 14632890_1081795788600940_6033772277154593084_n 14641892_1081797231934129_8599000776674296523_n 14666280_1081795638600955_2519544412175578720_n 14671225_1081795368600982_9157836652869713269_n 14680636_1081796301934222_3182485779280831536_n 14680636_1081797188600800_3860559652652529825_n 14680737_1081795538600965_5808576523350180344_n 14691015_1081795291934323_9060664025401122622_n 14695451_1081796701934182_6292359067317053192_n 14702302_1081796268600892_5341413581185688681_n 14705729_1081796491934203_7892190754730599158_n 14708136_1081796591934193_4622198187683604495_n 14718759_1081796765267509_126505232104051311_n 14720329_1081795625267623_4041600780379758137_n 14721528_1081795565267629_5540251681464538931_n 14721615_1081795685267617_508721483343673171_n

Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.

Somalilandpost.net