HAMBALYO MEHER WACAN: Mudane Maxamed Cabdi Muuse iyo Marwo Suhuur Abdirashiid Maxamed

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax….. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel..

Hambalyo-meherAabbo Cali-Nuur Axmed-yaasiin, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo Khadiija Maxamed Xasan Faadumo Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Maryama Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Aamina Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Rooda Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Khadra Cali Nuur, Xaliimo Cali Nuur, Sagal Cali Nuur, Aadan Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdillaahi Cali Nuur, Siciid Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdicasiis Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda.

Dhammaan Qoyska Reer  Cali Nuur Axmed Yaasiin,Reer Cali Cabi (Caliyare beereed ) Reer Caaqil Muuse Axmed-yaasiin iyo waxay dhaleen guud ahaan meelkasta oo ay kala joogaan waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan

 

Mudane Maxamed Cabdi Muuse

iyo

Marwo Suhuur Abdirashiid Maxamed

Oo maanta oo ay taariikhdu tahay 15-10-2018  Meherkoodu ku qabsoomay Hotel-ka Grand Haddi ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga, Ubad khayr qaba kala hela ee Aqal-galkooda ku gaadha, Bash-bash, Barwaaqo, Farxad, Nabad-qab iyo Raynrayn Insha ALLAAH. Aammiiin….Aammiin…..Aammiin.