HAMBALYO MEHER FARXAD LEH: Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Farduus Xaashi Cumar

Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) , Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), CabdiqaadirAadan Carab,  Cabdiraxmaan Isbatoore, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Naasir Aadan Nawaa, Maxamed Taajir, Khadar Macalin Deeq, Najax Aaden Cunaaye, Cabdiqani Asparo, Sacad Muuse Cabdi, Maxamuud Cali Walaaleeye.

***         ***          ***

CABDIFATAAX MURSAL FARDUUS XAASHIKhadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley),  Saciid Maxmed Askar, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Muniir Axmed Cigaal, Cali Jaamac Maxamed, Cabdixakiim Maxmuud Shirwac, Maxmed Xasan Dirir, Siciid Khadar Cabdilaahi,  Siciid Cawil Axmed, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Ismaaciil Xuseen Farjar, Cumar Seerbiya.

***         ***          ***

Mustafe Cumar Geeddi, Maxamed Saleebaan Cumar, Cadiraxmaan Nuux Hiiraan, Shiine Cilmi Kaahin, Maxamed Guraase, Axmed Saki Daahir Xasan,  Xamse Cali Wacays, Ibraahin Cabdiraxmaan Qaasim, Cali Mahdi Jibriil, Barkhad Ladiif Cumar, Mustafe Cabdi Cali (Kalshaale), Caydaruus Geeddi, Xasan Maal Dhidar.

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay hambalyo Meher Wacan u dirayaan

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Iyo

Farduus Xaashi Cumar

Oo Khamiistii Dorraad oo ku beegnay 17/08/2017 Meherkoodu ku qabsoomay Magaalada Hargeysa. Waxa ay Lammaaha Eebbe uga baryayaan inuu ka dhigo Qoyskii Badhaadhe u wadaaga Nolosha, Ubad kheyr qaba oo diintooda/dalkooda iyo Dadkooda anfacana kala siiyo. Aamiin… Aamiin. Alleh Ha Aqbalo.