Hargeysa (SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu magacaabay laba xubood oo kala ah madaxa waaxda tiknoolojiyadda iyo sayniska xisbiga WADDANI iyo ku xigeenka hanti dhawraha guud ee xisbiga WADDANI.
Halkan ka dheeho magacaabista Guddoomiye Cirro sameeyay: –
Somalilandpost.Hargeysa