Somalilandpost | News and Analysis

Guddiga Arrimaha Dibadda Golaha Wakiilada oo kulan la qaatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Qodobbo Xaasaasi ah oo laga wada haflay

Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire,  ayaa maanta hortagay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada, waxaanu wasiirka uga warbixiyay siyaasadda Khaarajiga ee uu qaranka uga masuulka yahay.

Kulanka labada dhinac kaddib, waxa saxaafadda la hadlay wasiir Sacad Cali Shire oo faahfaahin ka bixiyey arrimaha ay ka wada hadleen guddiga.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE