“Go’aanka Maxkamada Sare Ka Soo Baxay, Waxa Weyaan Heshiiskiinii-baad Hir-gelinaysaan” Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa (SL.Post) Musharraxa Madaxweyne xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay siduu u arko go’aanka ka soo baxay Maxkamadda sare ee Somaliland, waxaanu sheegay in Maxkamadu go’aamisay hirgelinta heshiiskii dhex-maray labada dhinac.

hqdefault

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net