Wararkii U Dambeeyey
Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo Si Qoto Dheer Uga Warramay Heerarka Qorshaha Dhaqaalaha Somaliland Soo Maray

Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo Si Qoto Dheer Uga Warramay Heerarka Qorshaha Dhaqaalaha Somaliland Soo Maray

Stockholm, (SLP)- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si qoto dheer uga warramay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qorshaha horumarinta Somaliland iyo halka uu maanta marayo. Cabdikariim Axmed Mooge…

Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka

Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka

Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo xubno xildhibaanno ah oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa kulan…

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha Qaar ka mid ah wasiirrada Dalka Ingiriiska ayaa ku kharash-gareeya £30,000 Gini barashada casharro ku saabsan saxaafadda si…

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo uu hore u iclaamiyey (SAWIRRO+COD)

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo uu hore u iclaamiyey (SAWIRRO+COD)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka magaalada Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo Saaka Dalka oo dhan laga tukaday, taas oo madaxweynuhu hore u iclaamiyey in dalka laga oogo maanta…

Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Dadka Reer Kenya Ee U Soo Shaqo Taga Somaliland

Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Dadka Reer Kenya Ee U Soo Shaqo Taga Somaliland

Hargeysa, (SLP)- Telefishanka KTN ee laga dalka Kenya ayaa warbixin qoto dheer ka diyaariyay dadka reer Kenya ee u soo shaqo taga Somaliland. Sidoo kale waxa uu telefishankani si faahfaahsan uga warramay nabadgelyada iyo xasiloonida…

Marwada Kowaad oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Xubno ku Guulaystay Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka Somaliland

Marwada Kowaad oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Xubno ku Guulaystay Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), ayaa abaalmarinno muhiim ah guddoonsiiyey shan xubnood oo ku guulaystay barmaamijka Bandhig-hibeedka Somaliland oo dhawrkii bilood ee u dambeeyey ka socday Telefishanka…

Guddoomiyihii Hore Maxkamadda Sare Oo Xil Ka-qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci-darro

Guddoomiyihii Hore Maxkamadda Sare Oo Xil Ka-qaadistiisa Ku Tilmaamay Sharci-darro

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday, isla markaana maanta cod aqlabiyad ah labada gole fadhi ay yeesheen ugu codeeyeen, kuna xalaaleeyeen xilka qaadistaas ayaa ku tilmaamay…

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Cod Ku Diiday Sii Haynta Xilka Ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Cod Ku Diiday Sii Haynta Xilka Ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Hargeysa, (SLP)- Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta si wada-jir ah uyeesheen golaha baarlamaanka Somaliland ee wakiillada iyo guurtida ayay cod aqlabiyad ku diideen inuu xilka sii hayo, kuna ogaalaadeen xilka-qaadistii uu dhawaan madaxweynuhu…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guurtida U Gudbiyay Warqada Dalabka Muddo Kordhinta

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guurtida U Gudbiyay Warqada Dalabka Muddo Kordhinta

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta golaha guurtida u gudbiyay warqada dalabka muddo kordhinta xilkiisa. Komishanka Doorashooyinka ayaa tiodobaadkii hore ku dhawaaqay in muddo sannad ka dib xilligii ay qabsoomi…

Tirada Baabuur goob laga wada xaday, Mid Shil galay oo laga baxsaday & Booliska Hargeysa oo Baadi-goobaya

Tirada Baabuur goob laga wada xaday, Mid Shil galay oo laga baxsaday & Booliska Hargeysa oo Baadi-goobaya

Hargeysa (SLpost)- Saddex Gaadhi oo nooca yar-yar ee Raaxada ah, ayaa Xalay lagu xaday Huteel Crawn ee magaalada Hargeysa oo ay Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geesku isla xalay ku qabteen Bandhig-Faneed maalmihii u dambaysay la sii…

Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA

Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA

Arsenal, Manchester United iyo Manchester City oo Afka looga Geliyey Libaaxyada Europe SLpost Sports – Xidhiidhka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub , ayaa wax ka beddel ku sameeyey qaabka xulashada kooxaha ee Groups-ka Isku-aadka Champions League…

Mid Ka Mid Ah Xubnaha Ugu Cad-cad Ee U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqal Insaanka Oo Lagu Dilay Pakistan

Mid Ka Mid Ah Xubnaha Ugu Cad-cad Ee U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqal Insaanka Oo Lagu Dilay Pakistan

Karachi, (SLP)- Sabeen Mehmud oo ahayd xubin u dhaqdhaqaaqda xuquuqda bani’aadamka ayaa lagu dilay magaalada Karachi ee dalka Pakistan, xilli ay kusocotay gurigeeda, isla markaana ay wehelinaysay hooyadeed. Sabeen oo ahayd agaasimaha gargaarka urur lagu…

Qadiyadda Falastiin oo xiisad Siyaasadeed ka dhex-dhalisay waddamada South Africa iyo Israel

Qadiyadda Falastiin oo xiisad Siyaasadeed ka dhex-dhalisay waddamada South Africa iyo Israel

Israel oo Visa-ha dalkeeda u Diidday Wasiirka Waxbrashada iyo Jawaabta Dowladda Koonfur Africa Johannesburg (SLpost)- Dowladda Koonfur Afrika, ayaa si cadho leh uga jawaabtay tallaabo dowladda Yuhuuddu kaga horjoogsatay dalkeeda inuu galo Wasiirka Tacliinta Sare…

Maamulaha Dahabshiil Group oo Aqalka Cad iyo Hay’adda Maaliyadda Maraykanka kala Hadlay Xawilaadda Lacagaha

Maamulaha Dahabshiil Group oo Aqalka Cad iyo Hay’adda Maaliyadda Maraykanka kala Hadlay Xawilaadda Lacagaha

Washington (SLpost)- Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa kala hadlay Aqalka Cad iyo waaxyaha kale ee ku shaqada leh arrimaha la xidhiidha lacagaha dadka Soomaalidu dibadaha ka diraan ee xawilaadaha. Mr.…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka  Ugu Baaqay In Axadda La Isugu Soo Baxo Tukashada Salaad Roob-doon Ah

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ugu Baaqay In Axadda La Isugu Soo Baxo Tukashada Salaad Roob-doon Ah

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacabka ku dhaqan gobollada iyo degmooyinka dalka ku amray inay tukadaan salaad roob-doon ah maalinta axadda ee bishu tahay 26. Madaxweyne Siilaanyo oo salaadii Jimce…

“Baarlamaankii iyo xukuumaddiiba way saaqideen, waxa loo baahan yahay dawlad midnimo qaran ah” Guddoomiyaha UCID

“Baarlamaankii iyo xukuumaddiiba way saaqideen, waxa loo baahan yahay dawlad midnimo qaran ah” Guddoomiyaha UCID

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay masuul ka tahay dibu dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada oo la filayay inay qabsoonto badhtama sannadkan. Faysal…

Guddoomiyaha SOLJA  Oo Ka Warbixiyay Tabobaro Ay U Samaynayaan Suxufiyiinta Gobollada

Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Warbixiyay Tabobaro Ay U Samaynayaan Suxufiyiinta Gobollada

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa sheegay inay bilaabayaan tabobaro kor loogu qaadayo xirfadda weriyeyaasha gobollada Somaliland, kaasoo uu sheegay inuu yahay mid muhiimad weyn u leh warbaahinta.…

Dukaamadii Reer Koonfur Afrika Ku Lahaayeen Malawi Xoog Al-baabbada Loogu Laabay

Dukaamadii Reer Koonfur Afrika Ku Lahaayeen Malawi Xoog Al-baabbada Loogu Laabay

“Keliya waxaanu xidhnay dukaamadoodii, markii ay u hogaansami waayeen, maalinta loogu magic-daray, jimcaha madaw ee Afrika”M.AA Lilongwe, (SLP)- Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda bani’aadamka ayaa sheegay in xoog albaabada loogu laabay dukaamadii ay Koonfur Afrikaanku ku…

Diyaaradaha Xulafada Sucuudiga Oo Dagaalka Yemen Ku Dilay Ku Dhawaad Boqol Carruur Ah

Diyaaradaha Xulafada Sucuudiga Oo Dagaalka Yemen Ku Dilay Ku Dhawaad Boqol Carruur Ah

UNICEF waxay sheegtay in kala badh carruurtaas ay dileen diyaaradaha xulafada Sucuudigu Hogaaminayaa Sanca, (SLP)- Ugu yaraan 115 carruur ah ayaa ku dhintay, halka 172 kalena ay soo gaadheen dhaawacyo intii uu socday dagaalka dalka…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
  • Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
  • Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah
  • Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – W/Q: Guuleed Cumar Madar Q. 3aad
  • Mudane Siilaanyo: Intuu duub lahaa….Intuu doorraa  (2014 – 1969 = 45 sannadood)
  • Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro been-abuur ah ku tilmaamay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee la shaaciyey
  • Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (Wasiir Maxamuud Xaashi)
  • Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii  Lagu Ee Deeyay Qeyral Masuul
  • Dawlada Siiriya oo Mar Qudha dishay 175 dagaalyahan
  • DHEGEYSO: Marwo Faadumo Siciid oo Xukuumadda ku dhaliishay Farogelin ay ku samaysay Xarunta Daryeelka Darbijiifka  Hargeysa oo Guddooyaheedii Dorraad Xabsiga loo taxaabay
  • Hankaa laga dhoofiyaa! – Qalinkii: Barkhad M. Kaariye
  • IRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed
  • GUUL IYO GUUL-DARRO GAADHI WADA SAARAN: Waa Maan Guracan Iyo Garasho Jaan (3) –  W/Q: Axmed X. Cabdilaahi Rooyaaye