Faahfaahinta Khasaaraha ka dhashay Dagaal saaka dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Maamul-goboleedka Puntland

CIIDANKA QARANKAHargeysa (SLpost)- Dagaal ayaa saaka Deegaanka Tukaraq ee nawaaxiga xuduudka ku dhexmaray  Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamul-goboleedka Puntland.

Lama oga Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi oo bilaabmay subaxnimadii hore ee saaka, haseyeeshee Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal saaka dhowr jiho ku dhexmaray ciidamada Qaranka Somaliland iyo ciidamada maamul-goboleedka Puntland.

Hoos Ka daawo Hadalka Taliyaha oo saxaafadda la hadlay

https://youtu.be/tIscmcN5d6E