Danjire Baashe Cawil oo ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed ee Mustaqbalka Xisbiga Kulmiye iyo Rejada Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baashe Cawil, ayaa ka warbixiyey socdaal uu maalmihii u dambeeyey ku marayay deegaamo ka tirsan gobollada Togdheer, Sool iyo Saaxil iyo kulamo uu la qaatay bulshada ku dhaqan gobolladas intii lagu gudo-jiray ololaha Doorashada.

BAASHE CAWILBaashe Cawil oo maanta u warramayey telefishanka Star, waxa kale oo uu ka hadlay hankiisa siyaasadeed ee Mustaqbal iyo rejada uu ka qabo guul uu Xisbiga Kulmiye ka gaadhay doorashada maanta ka dhacday dalka.

HOOS KA DAAWO WARAYSIGA BAASHE IYO ARRIMO KALE OO UU KA HADLAY