Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey + [ Muuqaal]

Moqdisho (SLPOST):- Wararka ka imanaya magaalda Muqdisho ee dalka Somaliya waxay

sheegayaan in uu dab wayn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

DABUuro wayn ayaa wali kacaysa, taas oo laga arkay qaybo badan oo magaalada ah

Dabka ayaa billawday waaberigii illaaa haddana socda sida ay sheegayaan dad gob joogayaal ahi .

lama oga khasaaraha ka dhashay balse dabdamiska iyo dadkii hantida ku lahaa suuqa ayaa la sheegay in ay gaadheen, si ay isugu dayaan in ay badbaadiyaan hantida una xakameeyaan dabka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI OO MUUQAALA

https://www.youtube.com/watch?v=MXbxXJgZkV0