Somalilandpost | News and Analysis

DAAWO: Xukuumadda Somaliland oo ballan-qaaday inaanu jiri doonin suxufi danbe oo la Iska xidho

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegtay in aanay jiri doonin suxufi dambe oo la xidho hase ahaatee wariyihii danbi gala sifo kale oo sharciga waafaqsan loo mari doono.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees ayaana sidaasi ka sheegay kulan maanta lagu qabtay Hargeysa oo lagaga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa tacaddiyada ka dhanka ah wariyeyaasha

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE