Somalilandpost | News and Analysis

DAAWO Qaybta 4aad ee Taxanaha Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

TATAARKA4Halkan ka daawo Qaybta Afraad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

RAADI WARARKII HORE