DAAWO Qaybta 1aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

taarAkhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka oo ka kooban Sagaal Qaybood.

Taariikhda oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxa uu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

HALKAN KA DHEGAYSO