DAAWO Qaabkii Gobolka Gabiley looga Dabbaal-degay Xuska 27-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland

Gabiley (SLpost)- Magaalada Gabiley ee Xarunta gobolkaas, waxa saaka si ballaadhan loogu soo baxay xuska munaasibadda 18-ka May, iyadoo qaybaha bulshada kala duwan, masuuliyiinta maamulka gobolka iyo degmada iyo marti-sharaf kale ka soo qayb-galeen xafladdaas.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Warbixinta warkan