DAAWO Hordhaca Barnaamij Koobsanaya Wax-qabadka Maayarka Gabiley iyo Mashaariicda Horumarineed ee u qabsoomay

DAAWO Hordhaca Barnaamij laga Diyaariyey Wax-qabadka Maayarka Gabiley iyo Horumarka uu ku tallaabsaday muddadii uu xilka hayay, iyadoo Mashaariic horumarineed iyo kuwo dhinaca adeegyada bulshada ah laga hirgeliyey caasimadda gobolka Gabiley.