Somalilandpost | News and Analysis

DAAWO hadallo ay Shirweynaha Kulmiye ka jeediyeen Xubno ka socday Xisbiga Muxaafadka ee Jamhuuriyadda Jabuuti

 

Boorama (SLpost)- Xubno ka socda Xisbiga hoggaamiya siyaasadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ka qayb-galay shirweynaha 6aad ee Xisbiga Kulmiye oo saaka ka furmay magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal.

 

Xubnaha oo khudbado ka jeediyey furitaanka Shirka, ayaa si weyn u ammaanay hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda iyo Xisbiyada badan ee Somaliland, iyagoo sheegay inay baal-dahab ah ka galayso isla markaana ah taariikh casharro laga barto.

 

Muuqaalkan hoose ka Daawo Khudbadda Masuuliyiinta ka socda Xisbiga Muxaafadka ah ee dalka Jabuuti  

 

Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

Loading…