Culimada Gobolka Awdal oo baaq ka soo saaray Doorashada iyo Ololeheeda

Culimada gobolka Awdal, ayaa ka hadlay hab dhaqannada iyo saamaynta ka dhalatay xumadda ololaha doorashada iyo sida ay isbeddelka ugu abuurtay habdhaqanka bulshada iyo ifafaalaha laga filo karo haddii gacan bir ah lagaga hortagi waayo.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/rqJBwwvII1k