Home » Archives by category » News (Page 3)

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay qaabka dowladda Sucuudiga u Qaabbishay, shacabkana Farriin u Soo Diray

Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay qaabka dowladda Sucuudiga u Qaabbishay, shacabkana Farriin u Soo Diray
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay qaabka dowladda Sucuudiga u Qaabbishay, shacabkana Farriin u Soo Diray

Makkah (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay Xubno wasiirro ahi weheliyaan oo shalay dalka ambabaxay, ayaa gaadhay waddanka Sucuudiga, isagoo soo gudanaya waajibaadka Xajka, waxaanu ka hadlay sida Boqortooyada Sucuudigu u soo dhawaysay iyo marti-qaadka rasmiga ah ee ay Xajka ugu fidiyeen. Madaxweyne Biixi, waxa uu Farxadda Xajka awgeed hambalyo iyo bogaadin iyo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay Soo-gudashada Waajibaadka Xajka

Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay Soo-gudashada Waajibaadka Xajka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay Soo-gudashada Waajibaadka Xajka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta  dalka ka dhoofay, waxana ay u ambo baxeen waddanka boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo ay kusoo gudan doonaan waajibaadka Xajka.   Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee wehelinaya, ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay boqorka dalka Sucuudi Arabiya, […]

Continue reading …

Maareeyaha cusub ee Hay’adda Waddooyinka oo kormeeray Dhismaha jidka Hargeysa ilaa Kala-baydh oo habsami u socda

Comments Off on Maareeyaha cusub ee Hay’adda Waddooyinka oo kormeeray Dhismaha jidka Hargeysa ilaa Kala-baydh oo habsami u socda
Maareeyaha cusub ee Hay’adda Waddooyinka oo kormeeray Dhismaha jidka Hargeysa ilaa Kala-baydh oo habsami u socda

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha cusub ee dhawaan Madaxweynuhu u magacaabay Hay’adda horumarinta Waddooyinka oo ay weheliyaan ku-xigeenkiisa iyo saraakiil kale, ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tegay dib u dhiska lagu samaynayo jidka isku-xidha Hargeysa iyo Kala-baydh maraya duleedka Magaalada Gabiley.   Jidkan oo hagaajintiisu ka bilaabantay duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa, intiisii badnaydna la dhigay lakab […]

Continue reading …

Barack Obama oo Shacabka Maraykanka ugu baaqay inay Dhagaha ka furaystaan Hadallada Naxliga ah ee Madaxdooda

Comments Off on Barack Obama oo Shacabka Maraykanka ugu baaqay inay Dhagaha ka furaystaan Hadallada Naxliga ah ee Madaxdooda
Barack Obama oo Shacabka Maraykanka ugu baaqay inay Dhagaha ka furaystaan Hadallada Naxliga ah ee Madaxdooda

Washington (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama, ayaa shacabka dalkaas ugu baaqay inay iska diidaan oo dhagaha ka furaystaan hadallada dhiirrigelinaya nacaybka iyo midab-takoorka ee ka soo yeedha hoggaamiyeyaashooda.   Mr Obama cid gaar ah kuma soo qaadan hadalkiisa, laakiin hadalkiisan naadirka ah ayaa ka soo yeedhay kaddib markii madaxweyne Donald Trump dhalleecayn kala […]

Continue reading …

Somaliland oo Difaacday Sharciyadda ay u martay Maxaabiis sii-deyntooda lagu dhaliilay

Comments Off on Somaliland oo Difaacday Sharciyadda ay u martay Maxaabiis sii-deyntooda lagu dhaliilay
Somaliland oo Difaacday Sharciyadda ay u martay Maxaabiis sii-deyntooda lagu dhaliilay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa iska difaacday eedayn dowladda Seychelles ugu jeedisay Sii-deynta Maxaabiis u Xukunnaa falal budhacad-badeednimo kuwaas oo muddo sagaal sanno ah ku xidhnaa Xabsiga Dhexe ee magaalda Hargeysa.   Maxaabiista oo tiradadoodu ahayd 19 qof oo u dhashay dalkaasi Soomaaliya oo hore loogu maxkamadeeyey dalka Seychelles, ayaa horaantii sannadkii 2011-kii lagu soo […]

Continue reading …

Khasaaraha ka dhashay Weerar Dabley Hubaysi ku qaadday Xarumaha Dowladda ee magaalada Laascaanood

Comments Off on Khasaaraha ka dhashay Weerar Dabley Hubaysi ku qaadday Xarumaha Dowladda ee magaalada Laascaanood
Khasaaraha ka dhashay Weerar Dabley Hubaysi ku qaadday Xarumaha Dowladda ee magaalada Laascaanood

Laascaanood (SLpost)- Dabley hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa xalay Saqdii Dhexe weerar ku soo qaaday Xarumaha Laamaha Ammaanka ee magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.   Ma jiro wax khasaare nafeed ah oo weerarkan ka dhashay, haseyeeshee waxa burbur soo gaadhay dhismayaasha hay’adaha dowladda iyo kuwa amniga ee dableyda hubaysan bartilmaameedka ka dhigteen. […]

Continue reading …

Wakiillada oo fashiliyey Heshiiska Doorashada iyo Murankii Saaka Hadheeyey Golaha

Comments Off on Wakiillada oo fashiliyey Heshiiska Doorashada iyo Murankii Saaka Hadheeyey Golaha
Wakiillada oo fashiliyey Heshiiska Doorashada iyo Murankii Saaka Hadheeyey Golaha

Hargeysa (SLpost)- Fadhiga maanta ee Golaha oo uu shir-guddoominayey ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa markii uu furmay iyadoo warbixinta Nuxurka Heshiiska loo jeedinayo mudaneyaasha, waxa ka dareeray xildhibaanada laga soo doortay Gobolada Awdal, Sool iyo Sanaag, kuwaasoo sheegay in aanu ahayn heshiiskani mid ka turjumaya dhamaystirka caqabadaha ku gedaaman Doorashada. […]

Continue reading …

SOMALILAND: Xisbiyada Mucaaradka oo Goleyaasha Sharci-dejinta u gudbiyey Mooshin ku saabsan Doorashooyinka

Comments Off on SOMALILAND: Xisbiyada Mucaaradka oo Goleyaasha Sharci-dejinta u gudbiyey Mooshin ku saabsan Doorashooyinka
SOMALILAND: Xisbiyada Mucaaradka oo Goleyaasha Sharci-dejinta u gudbiyey Mooshin ku saabsan Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa saaka golaha Wakiillada u gudbiyey Mooshin ku saabsan heshiis ay saddexda Xisbi ka gaadheen Doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.   FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN

Continue reading …

Dowladda Nigeria oo Mamnuucday Urur-diimeed taabacsan dalka Iiraan iyo qul-qulatooyin ka dhashay

Comments Off on Dowladda Nigeria oo Mamnuucday Urur-diimeed taabacsan dalka Iiraan iyo qul-qulatooyin ka dhashay
Dowladda Nigeria oo Mamnuucday Urur-diimeed taabacsan dalka Iiraan iyo qul-qulatooyin ka dhashay

Lagos (SLpost)- Dowladda Nigeria ayaa mamnuucday urur diimeed taabacsan Iran kaasoo ay ku eedeysay qalalaaso iyo inuu “cadow ku yahay qaranka.” Ururka oo lagu magacaabo dhaq-dhaqaaqa Islaamka ee Nigeria (IMN) isla markaana kulmiya Shiicadaha dalkaas, ayaa dhaliilay go’aanka dowladda, waxaana uu ku doodayaa inuu yahay mid nabadeed oo ka dhashay dhibaato ay geysteen laamaha ammaanka […]

Continue reading …

Madaxweyneyaasha Ismaamullada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo lagu Soo dhaweeyey Dhagax-buur

Comments Off on Madaxweyneyaasha Ismaamullada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo lagu Soo dhaweeyey Dhagax-buur
Madaxweyneyaasha Ismaamullada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo lagu Soo dhaweeyey Dhagax-buur

Jigjiga (SLpost)- Madaxweyneyaasha Maamullada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya iyo waftiyo ay kala hoggaaminayaan, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Dhagax-buur ee dhulka Soomaalida Itoobiya.   Wafdiyada oo ay hoggaaminayeen labada madaxweyne, ayaa ka koobnaa mas’uuliyiinta labada degaan, Odayaal dhaqameedka deegaanka labada degaan iyo marti kale. waxaana wafdiga soo dhawayn kala  hortagay shacabka magaalada oo yar iyo […]

Continue reading …