Home » Archives by category » News (Page 2)

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laalay Mooshin lagu dalbanayey in Wax ka beddel lagu sameeyo Xeerka Doorashooyinka Madaxweynaha iyo Goleyaasha deegaanka, xeerkaasi oo sababta wax looga beddelayey ahayd in 2 xubnood oo cusub lagu daro komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo hadda tiradoodu tahay 7 Xubnood.   La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Somaliland, Mustafe Maxamed Xaaji […]

Continue reading …
DAAWO Waraysi Xasaasi ah oo Siyaasi Uur-cadde Kaga Hadlay Nuxurka Kulan Madaxweyne Biixi iyo Wasiirrada Soomaaliya dhex-maray

Hargeysa (SLpost)- Cabdillaahi Maxamed Uur-cadde oo ahaa Xoghayihii guud ee hore ee Xisbiga Waddani, wakhtiganna ah siyaasi madax-bannaan, ayaa sheegay in Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ka tirsan ee kulanka la yeeshay Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga la socdaa la xidhiidhay raalligelin iyo cafis-weydiisasho ka yimi dhinaca Wasiirrada Soomaaliya, sida uu ku dooday.   Waraysi kooban oo xasaasi […]

Continue reading …
Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyey iyo Waxyaabaha ku cusub sannadkan

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka ee Somaliland, ayaa Maanta ku dhawaaqay Natiijada imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo Fasallada 4-aad ee Dugsiga sare ee sannad-dugsiyeedka 2018/2019-ka.   Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax oo ay hareero fadhiyaan Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Somaliland, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi iyo Masuuliyiin kale oo […]

Continue reading …
“Suurto-gal maaha inay Arrintu iska taagnaato Nabad-la’aan iyo Colaad-la’aan…” – Guddoomiye Cirro

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahib (Cirro), ayaa wax aan loo dul-qaadan karin oo ay tahay in la xakameeyo ku tilmaamay colaadda u dhaxaysa Beelaha Walaalaha ee wada Deggen Degmada Ceel- Afweyn ee gobolka Sanaag.   Guddoomiye Cirro waxa uu ku baaqay in si wada jir ah xal qaran loogu […]

Continue reading …
Xukuummadda Somaliland oo hurinta Colaadda Ceel-Afweyn ku eedaysay Dad aanay Magac-dhabin

Hargeysa ( SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa masuuliyadda iyo Cidda ka dambaysa hurinta colaadda Soo noq-noqota ee Deegaanka Ceel Afweyn ku eedayday shaqsiyaaad aanay si gaar ah u magac-dhabin, balse ay ku tilmaantay inay isugu jiraan Qurbe-joog iyo qaar gudaha dalka ku sugan.   Hadalkan ka soo yeedhay xukuumadda ayaa ku soo beegmay iyadoo ay dib […]

Continue reading …
Madaxweyne Biixi oo Kulan Dareen Bulsho abuuray la yeeshay Wasiirro Somaliya ah

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Xukuumadda, ayaa Kulan tuhunno siyaasaseed iyo Dareen Bulsho abuuray la yeeshay Wasiirro ka tirsan dowladda Somaliya oo ay ku wada sugan yihiin dalka Sucuudiga oo ay dhammaantood u tageen gudashada Waajibaadka Xajka.   Muuqaalka Hoose kaga bogo warbixin laga diyaariyey.  

Continue reading …
Fool-xumooyinka ka Socda Degaanka Ceel-afweyn iyo Khatarta ay Leedahay Dilka loo Gaysto Qof Muslim ah

Diinta islaamku ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamu waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo nafta iyo nolosha ruuxa muslimka ah, iyadoo Ilaahay (SWT) uu xaaraan ka dhigay in sifo aan sharci ahayn loo gooyo nafta muslimka.   Sida ku cad aayaadka qur’aanka kariimka ah, dilka […]

Continue reading …
Sheekh Aadan-siira oo Dhaliilo u jeediyey Madaxweyne Biixi iyo Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa Maanta oo Ciiddii Carrafo dunida Islaamka la tukaday Hargeysa warbaahinta kula hadlay markii salaadda la tukaday ka dib, ayaa si adag u naqdiyey hoggaaminta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo uu tilmaamay inuu taladii dalka iyo dhaqaalihii waddankuba ku koobmay isaga, qoyskiisa iyo Wasiirka Maaliyadda Sacad […]

Continue reading …

Dib-u-dhaca Doorashooyinka Waxa Sabab u ah Fayraska Khilaaf-dhaliyaha ah ee ku Jira Dastuurka Somaliland!

Comments Off on Dib-u-dhaca Doorashooyinka Waxa Sabab u ah Fayraska Khilaaf-dhaliyaha ah ee ku Jira Dastuurka Somaliland!
Dib-u-dhaca Doorashooyinka Waxa Sabab u ah Fayraska Khilaaf-dhaliyaha ah ee ku Jira Dastuurka Somaliland!

Warbixin: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)   Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo ama la wadayn karo, inkastoo cudur kastaaba yahay mid ku yimaad qaddarka Ilaahay, mid dawo leh iyo mid aan dawo loo helinba, balse […]

Continue reading …

Nidaamka Keydinta Xogta iyo Casriyeynta Caasimadda oo la dejiyey iyo Maayar Soltelco oo ka hadlay

Comments Off on Nidaamka Keydinta Xogta iyo Casriyeynta Caasimadda oo la dejiyey iyo Maayar Soltelco oo ka hadlay
Nidaamka Keydinta Xogta iyo Casriyeynta Caasimadda oo la dejiyey iyo Maayar Soltelco oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda ahna maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Bulshada reer Hargeysa ugu bushaareeyey in la dejiyey nidaamka xog-kaydinta iyo casriyeynta Caasimadda oo la dejiyey, waxaanu ugu baaqay in cidda haysata faylal dhuleedka cidda ay dhulka ka iibsadeen ku diiwaangeshay si dhaqso ah kala wareejinta u dhammaystaan intaan nidaamkani […]

Continue reading …