Home » Archives by category » Uncategorized
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea

Conakry (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Guinea ee galbeedka qaaradda Afrika oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen.   War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada, ayaa u dhignaa sidan: “Madaxweynaha Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa si meeqaamkeedu […]

Hal qof oo ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay Xaafad ka mid ah Hargeysa

Comments Off on Hal qof oo ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay Xaafad ka mid ah Hargeysa
Hal qof oo ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay Xaafad ka mid ah Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Alle Haw Naxariistee Qof haweenay ayaa ku geeriyootay Shil baabuur oo maanta Abaaro 1:46 PM duhurnimo ka dhacay Xaafada Axmed Gurey ee Magaalada Hargeysa.   Baabuurka shilkan sababay ayaa ahaa Booyad, waxaana iyada oo xawli u socota ay gashay guri ka mida guryaha xaafadaas, iyadoo halkaasina ay ku geeriyootay hooyo degenayd Guriga.   […]

Continue reading …

Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Saddex Arday oo reer Somaliland ah oo Kaalmaha Sare Ka Galay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Dalka Jabuuti

Comments Off on Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Saddex Arday oo reer Somaliland ah oo Kaalmaha Sare Ka Galay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Dalka Jabuuti
Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Saddex Arday oo reer Somaliland ah oo Kaalmaha Sare Ka Galay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Dalka Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex Arday oo reer Somaliland ah oo kaalmaha sare ka galay tartan Qur’aanka kariimka ah oo lagu dalka Jabuuti. Saddexdan Arday oo kala ah Bashiir Cabdilaahi Maxamed la tartamay kow iyo toban (11) Arday oo ka kala socda dalal Carab iyo […]

Continue reading …

BARAKA SHAAH: Faa’idooyinka Caafimaad ee Shaaha Cagaaran

Comments Off on BARAKA SHAAH: Faa’idooyinka Caafimaad ee Shaaha Cagaaran
BARAKA SHAAH: Faa’idooyinka Caafimaad ee Shaaha Cagaaran

Shaaha Cagaaran ee Baraka Shaah oo tayadiisu aad u sarreyso, lana tijaabiyey faa’idooyinkiisa Caafimaad, kala Xidhiidh oo Xarunta Guud ee Shirkaddu ku leedahay magaalada Hargeysa.  

Continue reading …

خطاب رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي

Comments Off on خطاب رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي
خطاب رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي

خطاب رئيس جمهورية صوماليلاند أصحاب المعالي، سعادة الضيوف الكرام، سيداتي وساداتي. أحيي تحية خاصة رئيس مجلس الإدارة والرئيس التنفيذي لشركة موانئ دبي العالمية السيد سلطان أحمد بن سليم. كما أحيي الحضور الكرام والسادة الشرفاء مجلسي النواب والشيوخ، رئيس المحكمة العليا أعضاء مجلس الوزراء، والوفود العالمية والمحلية. أحييكم بتحية الإسلام، السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. تعود […]

Continue reading …

Natiijada Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha WADDANI iyo UCID

Comments Off on Natiijada Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha WADDANI iyo UCID
Natiijada Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha WADDANI iyo UCID

Hargeysa (SLpost)-Shir ballaadhan oo ay wada yeesheen xukuumadda Somaliland iyo axsaabta qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la iskula gartay in wada-jir iyo iskuduubni looga wada shaqeeyo sidii meesha looga saari  lahaa hubsiimo la’aanta ka jirta inay doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanku ku qabsoomaan waqtigii loo asteeyey, iyaga oo sidoo kalena isla gartay in xukuumadda iyo axsaabta […]

Continue reading …

Dugsiyada Nuuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland

Comments Off on Dugsiyada Nuuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland
Dugsiyada Nuuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada Nuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Somaliland. Dugsiyada Nuuradiin, ayaa helay Todoba ka mid ah 10-ka Arday ee ugu sarreeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka, kuwaas oo saddex ka mid ahi yihiin Saddexda Ardayda ee ugu sarreeya guud ahaan dalka. Maamulka Guud  ee […]

Continue reading …

Xukuumadda Somaliland oo shaaciy inay Isku Furayso Telefoonada Shirkadaha Isgaadhsiinta

Comments Off on Xukuumadda Somaliland oo shaaciy inay Isku Furayso Telefoonada Shirkadaha Isgaadhsiinta
Xukuumadda Somaliland oo shaaciy inay Isku Furayso Telefoonada Shirkadaha Isgaadhsiinta

Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Sheekh Suufi, ayaa sheegay inay  hirgelinayaan adeeg dadweynaha u suurtagelinaya inay kuwada hadlaan telefoonada shirkadaha isgaadhsiinta  isgaadhsiinta ee dalka ka hawlgala. Wasiirku waxa uu sheegay in Dadweynaha Reer Somaliland Hal Taleefan ku wadahadli doonaan, iyagoo sita Kaadhadka kala duwan ee shirkadaha isgaadhsiinta oo laysku […]

Continue reading …

Hargeysa: Xaddiga Lacag iyo Dhul taakulo ah oo D/Hoose ugu gurmatay shirkadda Alkheyraad oo hantideedu shuf-beeshay

Comments Off on Hargeysa: Xaddiga Lacag iyo Dhul taakulo ah oo D/Hoose ugu gurmatay shirkadda Alkheyraad oo hantideedu shuf-beeshay
Hargeysa: Xaddiga Lacag iyo Dhul taakulo ah oo D/Hoose ugu gurmatay shirkadda Alkheyraad oo hantideedu shuf-beeshay

Hargeysa (SLpost) – Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud (Soltelco) oo uu weheliyo maayar kuxigeenka Cabdicasiis Caga-weyne, ayaa kormeer ay ugu kuur-galayaan ku tagay wershadda Samaysa Furaashyada Ee Kheyraad oo dab qabsaday xalay isla markaana khasaare ba’an u geystay hantida shirkadda. Maamulka Caasimada Hargeysa waxa ay masuuliyiinta shirkadda Alkheyraad ku wareejiyeen Adduun Lacageed iyo dhulbannaan oo lagu […]

Continue reading …

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegidda Xeerka Saxaafadda

Comments Off on Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegidda Xeerka Saxaafadda
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegidda Xeerka Saxaafadda

Hargeysa (SLpost)- Kulan Balaadhan oo hor-dhac u ah dib u eegis lagu samaynayo iyo Qabyo-tirka xeerka Saxaafadda Somaliland ee XEER NO 27/2004 kaasi oo qabyo ah, ayaa maanta si rasmi ah looga furay magaalada Hargeysa. Waxaana madashaasi ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-galinta C.raxmaan C/laahi Faarax (Guri-barwaaqo), Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta SOLJA […]

Continue reading …
Page 1 of 11123Next ›Last »