Home » Archives by category » Sports (Page 2)

 “Si gaar ah ayaannu u soo dhawaynaynaa dhigayaga Xulka Gobolka Awdal” Afhayeenka Xulka Gobolka Hawd

Comments Off on  “Si gaar ah ayaannu u soo dhawaynaynaa dhigayaga Xulka Gobolka Awdal” Afhayeenka Xulka Gobolka Hawd
 “Si gaar ah ayaannu u soo dhawaynaynaa dhigayaga Xulka Gobolka Awdal” Afhayeenka Xulka Gobolka Hawd

    Hargeysa(SLpost)- Xulka gobolka Hawd ayaa balanqaaday inay Hargeysa ku soo dhaweynayaan dhigooda xulka gobolka Awdal oo Hargeysa u imanaya wareegga labaad ee ciyaaraha gobolada Somaliland. Gobolka Hawd iyo gobolka Awdal ayaa wareegii koowaad ee ciyaaraha qaybta Boorama waxaa dhexmartay ciyaartii furitaanka ee 5-tii bishan, waxaanu gobolka Hawd tirsaday shiid iyo ku orin ka […]

Continue reading …

Hawd Iyo Buuhoodle Oo Barbareeyay Ciyaartii ugu Dambaysay Wareegga koowaad ee Boorame, Yaa Soo Baxay? + Natiijooyinka Guud ee Group A

Comments Off on Hawd Iyo Buuhoodle Oo Barbareeyay Ciyaartii ugu Dambaysay Wareegga koowaad ee Boorame, Yaa Soo Baxay? + Natiijooyinka Guud ee Group A
Hawd Iyo Buuhoodle Oo Barbareeyay Ciyaartii ugu Dambaysay Wareegga koowaad ee Boorame, Yaa Soo Baxay? + Natiijooyinka Guud ee Group A

      Waxaa maanta la soo gabagabeeyay wareega kowaad ee isreeb reebka tartanka gobolada Somaliland qaybtii ka socotay Xaaji Daahir Stadium ee magaalada Boorama kadib markii kulamadkii ugu danbeeyay galinka hore loo badalay si looga hortago rabashado la mid ah kuwii dhacay kulankii Maroodi Jeex iyo Awdal. Kooxda xulka gobolka Saaxil ayaa guul 2:1 […]

Continue reading …

Natiijada Ciyaartii Saaka Boorama Ku Dhex Martay Xulalka Saaxil iyo Salal

Comments Off on Natiijada Ciyaartii Saaka Boorama Ku Dhex Martay Xulalka Saaxil iyo Salal
Natiijada Ciyaartii Saaka Boorama Ku Dhex Martay Xulalka Saaxil iyo Salal

  Boorama(SLpost) – Ciyaar xiiso badan oo u dhexaysa xulalka Saaxil iyo Salal ee group B-da ku wada jira ayaa saaka sideedii subaxnimo ciyaari uga bilaabmatay garoonka Xaaji Daahir Stadium ee Boorama. Ciyaaraha ayaa markii u horaysay galinka hore la qabtay kadib arrimo amaan darteed, waxaana 10:00 subaxnimo bilaamaysa ciyaar adag oo u dhexaysa Hawd […]

Continue reading …

Guusha Xulka Badhan Oo Wax Weyn Ka bedeshay Rajada Cidda Usoo Bixi Doonta Wareega Sideed-dhammaadka

Comments Off on Guusha Xulka Badhan Oo Wax Weyn Ka bedeshay Rajada Cidda Usoo Bixi Doonta Wareega Sideed-dhammaadka
Guusha Xulka Badhan Oo Wax Weyn Ka bedeshay Rajada Cidda Usoo Bixi Doonta Wareega Sideed-dhammaadka

  Waxaa maanta la ciyaaray kulamadii  todobaad ee tartanka gobolada Somaliland ee ka socday garoomada Xaaji Dahir Stadium iyo Alamsey Stadium oo ku kala yaala magaalooyinka Boorama iyo Burco uga socda wareega kowaad ee isreeb reebka  tartanka koobka gobolada Somaliland,waxaana kulamo adag ciyaaray Maroodi Jeex iyo Awdal oo isku haleelay Xaaji Daahir Stadium halka Daad-Madheedh […]

Continue reading …

Ciyaartii Galabta Ee Boorama Oo Dhimmasho Iyo Dhaawacba Sababtay Iyo Sida ay u dhacday

Comments Off on Ciyaartii Galabta Ee Boorama Oo Dhimmasho Iyo Dhaawacba Sababtay Iyo Sida ay u dhacday
Ciyaartii Galabta Ee Boorama Oo Dhimmasho Iyo Dhaawacba Sababtay Iyo Sida ay u dhacday

  Boorama(SLpost)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday, halka imika naloogu soo waramayo mid kale oo dhaawac ahaana in uu dhaawac dhintay, dhaawaca ayaa isaguna dhawr qof maray sida Somalilandpost xogta ku heshay kadib markii ciyaartii galabta ee garoonka Xaaji Daahir rabshado ka dhasheen. Rasaas boolisku ku kala dareerinayay boqolaal qof oo daawanayay ciyaarta […]

Continue reading …

Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri

Comments Off on Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri
Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri

  Hargeysa(SLpost) – Ciyaaraha gobolada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay wajigooda koobaad ka socday magaalooyinka Boorama iyo Burco ayay maanta isku haleeleen xulalka gobolada Awdal iyo Buuhoodle oo kuwada ciyaaray magaalada Boorama iyo xulalka Daadmadheed iyo Xaysimo oo kuwada ciyaaray Burco.   Ciyaar xiiso badan oo Boorama ku dhex martay xulalka Awdal iyo Buuhoodle ayaa […]

Continue reading …

Garsoore Baastoolad Ula Soo Baxay Ciyaartooy

Comments Off on Garsoore Baastoolad Ula Soo Baxay Ciyaartooy
Garsoore Baastoolad Ula Soo Baxay Ciyaartooy

  Rio de Janeiro (SLpost)- Ciyaar kubadda cagta ahayd oo ka dhacaysay dalka Brazil ayaa mar keliyo isu beddeshay xaalad colaad iyo cabsi badan kadib markii si u qaadan waa noqotay uu garsoorihii ciyaartan dhex dhexaadinayey baastoolad badheedh ugula soo baxay mid ka mid ah ciyaartoygii labada kooxood ee uu dhex-dhexaadinayey. Garsoorahan ayaa la arkay […]

Continue reading …

Akhriso Liiska 50 Ciyaartoy ee ugu Qaalisan Qaaradda Yurub iyo Eden Hazard oo booska ka riixday Ronaldo

Comments Off on Akhriso Liiska 50 Ciyaartoy ee ugu Qaalisan Qaaradda Yurub iyo Eden Hazard oo booska ka riixday Ronaldo
Akhriso Liiska 50 Ciyaartoy ee ugu Qaalisan Qaaradda Yurub iyo Eden Hazard oo booska ka riixday Ronaldo

Cilmi-baadhis ay samaysay Xarunta Caalamiga ah ee Daraasaadka Ciyaaraha (CIES), ayaa lagu shaaciyey Qiimaynta Xiddigaha ka ciyaaraha kooxaha ka dhisan shant Horyaal ee ugu sarreeya Qaaradda Yurub. Cilmi-baadhista lagu soo bandhigay Qiimayaha Ciyaartoy kastaa ka joogo Suuqa Kubadda Qaaradda Yurub, ayaa lagu saleeyo dhowr qodob oo qiimayntani ka duulayso, kuwaas oo kala ah Da’da ciyaartoyga, […]

Continue reading …

Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA

Comments Off on Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA
Kooxaha CHELSEA ay Isku beegmi karaan Isku-aadka Groups-ka Champions League iyo saamaynta Isbeddelka UEFA

Arsenal, Manchester United iyo Manchester City oo Afka looga Geliyey Libaaxyada Europe SLpost Sports – Xidhiidhka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub , ayaa wax ka beddel ku sameeyey qaabka xulashada kooxaha ee Groups-ka Isku-aadka Champions League oo lagu dhaqmi doono xilli-ciyaareedka dambe. Isku-aadka Group-ska ee Champions League ee wax-ka-beddelka lagu sameeyey, ayaa markii hore ahaa inay […]

Continue reading …

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Qoyska Ilma Qaasim Walanwal

Comments Off on Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Qoyska Ilma Qaasim Walanwal
Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Qoyska Ilma Qaasim Walanwal

Dr: Maxamed Yaasiin X, Ducaale, Abwaan: Maxamuud Saleebaan X Ducaale, Maxamed Axmed Xaaji Ducaale, Maxamud Yasiin X ducaale, Abokor jibriil Yuusuf Axmed, Axmed Saalax daahir Cabdi, Maxamed Jibriil Axmed Xasan, Caydaruus saalax X ducaale, Faadumo Yaasiin X ducaale, Deeqa Saleebaan X Ducaale, Muna Jibriil Yuusuf Axmed, Faadumo Jibriil Axmed Xasan. Dhammaan dadkaasi waxay halkan tacsi […]

Continue reading …