Home » Archives by category » Maqaallo (Page 298)

Dowladda Somaliland oo Gashay Sanadkii Labaad Iyo Shacabka Dagaanka Balidhiig 20,000 Codkajooga Hungo Madhan iyo Waxqabad La,aan Baaqna u Diraya Xukuumadda,Hay’adaha Caalamiga ah iyo NGO

Comments Off on Dowladda Somaliland oo Gashay Sanadkii Labaad Iyo Shacabka Dagaanka Balidhiig 20,000 Codkajooga Hungo Madhan iyo Waxqabad La,aan Baaqna u Diraya Xukuumadda,Hay’adaha Caalamiga ah iyo NGO

Waxa kunool deegaanka Balidhiig Shacabka Gobalka Togdheer inta badan marka laga reebo magaalo madaxda Burco, Waxayna u qaybsamaan laba qaybood kana kooban laba laba dagaan isasa saran  kala ah Howdka sare iyo Balieyn Ballidhiig u tahay qaybiyaha labadaa waaxood kuna nool yihiin dad aad farabadan iyo inta badan Xoolaha ku Nool Gobolka Togdheer 75% Boqlkiiba ,Dagaabka […]

Continue reading …

BUUR MADAW WAA DILAAL U ADEEGA CADAWGA SOMALILAND

Comments Off on BUUR MADAW WAA DILAAL U ADEEGA CADAWGA SOMALILAND
BUUR MADAW WAA DILAAL U ADEEGA CADAWGA SOMALILAND

Waxa bulshadeenu ka dheregsantahay waxaynu nahay qaran leh cadaw badan oo jecel jabka iyo khasaraha qarankan, kaso aynu yar iyo weyn heegan ugu jirno sidii aynu ugu wajihi lahayn in kabadan inta uu cadawgu damacsanayahay, cadawgaasu waa mid muuqda oo aynu ku wajihi karno cududeena ciidan iyo mabda cad ee u degasan qarankan kuna saleysan […]

Continue reading …

Natiijada ka dhalan karta kootaynta xirfadda qareennimo iyo raadka ay ku yeelan karto Garsoorka Somaliland

Comments Off on Natiijada ka dhalan karta kootaynta xirfadda qareennimo iyo raadka ay ku yeelan karto Garsoorka Somaliland
Natiijada ka dhalan karta kootaynta xirfadda qareennimo iyo raadka ay ku yeelan karto Garsoorka Somaliland

Xuquuqaadka aasaasiga ah ee ku dhigan qodobada 21-36 ee Dastuurka JSL waa kuwo dastuurku u damaanad qaadayo Muwaadiniinta, xuquuqaadkaasi waa kuwo qofka Muwaadinka  ahi leeyahay goor kasta iyo goob kasta. Ma jirto cid awood u leh in aay laasho xaq ku jira oo uu bixiyey Dastuurka JSL. Hadaba, Wasaaradda Caddaaladu iyada oo iska indho tiraysa […]

Continue reading …

Hogaaminta Saboolka Ah Iyo Garaad Xaalufinta Xukuumadda Haatan Talada Haysa

Comments Off on Hogaaminta Saboolka Ah Iyo Garaad Xaalufinta Xukuumadda Haatan Talada Haysa

Aan ku bilaabo waxa aan qalinka u qaatay qoriga bedelkiisa inaan bayaamiyo oo aan oogta ka cadeeyo talada xumada ka dhalatay Hogaaminta saboolka ah ee Xukuumadda haatan talada haysa iyo garaad xaalufnimada kuwii u igmaday Madaxweynaha codkii umadda ka dhigay agnaanka, oo aan ugu hambayn Bulshada sidii ay ugu liseen, balse u noqday Beerlaxawsigii biyo […]

Continue reading …

“Waxaan leeyahay Faysal Cali Waraabe ka daa waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala dilayaa”

Comments Off on “Waxaan leeyahay Faysal Cali Waraabe ka daa waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala dilayaa”

“Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan dhalinyarada Soaliland.Waxan aan u soo jeedinaya Eng Faysal Cali Waraabe inuu ka daayo waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala dilaaya iyo hadalada aan loo baahnay eek u hadlaayo, inuu xilka xisbiga uu wareejiyo sidii wanaagsanayd ee uu Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin u xilka u wareegiyey ninkasta oo […]

Continue reading …

Biyaha Roobka iyo Jidadka Magaalada Hargeisa Maxaa kala haysta

Comments Off on Biyaha Roobka iyo Jidadka Magaalada Hargeisa Maxaa kala haysta
Biyaha Roobka iyo Jidadka Magaalada Hargeisa Maxaa kala haysta

Dhibaatada iyo Waayo aragnimadu Waa Cashar Mudan in laga Faa’ idaysto Biyaha Roobku waa Raxmad illaahay ku Qaboojiyo Makhluuqiisa, waana Nimcooyinka rabbi Nabaadka kaga soo saaro dhulka, kaasi oo dad iyo Xooloba laga Faa,iidaysto, waana Furaha koowaad ee Nolosha Bani,aamka, Biyaha Roobku Waa Nimco u baahan in la jiheeyo loona samaysto Weel iyo Goobo ay […]

Continue reading …

Qurbe-Joog iyo Qodaal-Joog: Xogwaran si mugleh u iftiimiyay cadawga maamul wanaagga

Comments Off on Qurbe-Joog iyo Qodaal-Joog: Xogwaran si mugleh u iftiimiyay cadawga maamul wanaagga
Qurbe-Joog iyo Qodaal-Joog: Xogwaran si mugleh u iftiimiyay cadawga maamul wanaagga

Waxa lawada dareemayaa in aay wax khaldanyihiin  waxaynu kawada dharagsanahaycadaaladdarada iyo maamulxumada baahsan markale waxan waayo aragnimo kakorodhsanay talaabooyinkii ay qaadeen xukuumadihii hore talaabooyinkaa maamul toosinta ahaa oon midna lagu guulaysan waxan xusi karnaa geeridii marxuum cigaal ka dib madaxwaynihii hore ee riyaale wuxuu qaaday  talaabo garsoorka lagu hagaaajinayo waxaanu bedelay dhamaan garsoorayaashii iyo kalkaaliyaashii […]

Continue reading …

Cadaalad Darada Gumuurtay Dulhoganaysa Dheeli-tir la’aanta Maamul Qaybsiga Gobalka Saaxil Iyo Guuxa Shacabka Gobalka Saaxil

Comments Off on Cadaalad Darada Gumuurtay Dulhoganaysa Dheeli-tir la’aanta Maamul Qaybsiga Gobalka Saaxil Iyo Guuxa Shacabka Gobalka Saaxil
Cadaalad Darada Gumuurtay Dulhoganaysa Dheeli-tir la’aanta Maamul Qaybsiga Gobalka Saaxil Iyo Guuxa Shacabka Gobalka Saaxil

Waxay Qormadan Ku Qaadaa Dhiganaa Badhitaan qoto Dheer aanu ku Samaynay Gobalka Saaxil Cadaalad Darada Gumuurtay Dulhoganaysa Dheeli Tirla,aanta Maamul Qaybsiga Gobalka Saaxil Iyo Dhooh Naanta Xukuumada La soo doortay Iyo Guuxa Shacabka G/ Saaxil. Gobolka Saaxil ayaa ah hawlbawlaha ama isha dhaqaale ee dalka Somaliland, sidoo kale waa gobol kulmiya beelo dhowra hadaba habka […]

Continue reading …

Fadliga Bisha Ramadaan Iyo Muslimiinta ku nool Qaaradan Yurub oo soo-maaya 19 Sacadood oo xidhiidh noqday

Comments Off on Fadliga Bisha Ramadaan Iyo Muslimiinta ku nool Qaaradan Yurub oo soo-maaya 19 Sacadood oo xidhiidh noqday
Fadliga Bisha Ramadaan Iyo Muslimiinta ku nool Qaaradan Yurub oo soo-maaya 19 Sacadood oo xidhiidh noqday

..19 sacadood ,isla markaana qoraxdu ay aad kulushahay ,waqtiguna uu badanyahey  ..laga rabo in 5 sacadood gudahood ay Afurka, taraawiixda iyo saxuurtaba ku sameeyaan….  12 sacadood oo keliya,halka waqtiga afurka iyo saxuurtana ay u dhaxeysay waqti aad u badan oo qofka cunadii hore uu cunay uga bixi karto…. Ramadaanta ayaa ah rukunka 4aad ee shanta tiir […]

Continue reading …

Tabashadii reer gabiley ee raadka togan reebtay.

Comments Off on Tabashadii reer gabiley ee raadka togan reebtay.
Tabashadii reer gabiley ee raadka togan reebtay.

Maqaal xiiso badan oo murti xambaarsan Qurba joogiyo qodaal jooguba Laba weeyi qiraala Inay qayb ka yihiin Qarankan maanta aan joogno Qormo ay ku kulmeena Salaan qiima lahoo Qalbi saafiyi dhiibay Qosolna ay ku dareen Qaxwihiina la raacshay Waxay soo qadimeen Kaftan qaayo lahoo Taladii qarankeeniyo Quruskooda ku saabsan    Qurba joog. Maxaynu kala raagnay […]

Continue reading …