Home » Archives by category » Maqaallo (Page 2)

SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

Comments Off on SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND
SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

Sababaha ay Somalia ugu dhegantahay Somaliland waxa weeye in dadka Somalia ogyihiin in Somaliland tahay hoygii geesinimada, deeqsinimada, qalbi-wanaagga, suugaanta, fanka, ilbaxnimada iyo istaraatiijinimada (goobta ay ku taal oo muhiim ah) oo ay waayeen. Waxaa kale oo ay ogyihiin inay waayeen dalkii ay 30 sano (1960-1990) xukumayeen oo ay dhacayeen hantida dadkiisa. Laakiin waxay illowsanyihiin […]

Continue reading …

Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay – Qormo Xiiso Badan (Qeybtii 2aad)

Comments Off on Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay – Qormo Xiiso Badan (Qeybtii 2aad)
Kobicii  Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay – Qormo Xiiso Badan (Qeybtii 2aad)

Markii loo doortay jagada hoggaaminta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland (AHUN) Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Sannadkii 1993-kii bishii Dirir-cawleed, 5-teedii, waxa uu u soo magacaabay xilka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada, muddane, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo hadda Wasiir ka ah Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah, muddo yar ka dib, waxa kala wareegay Axmed […]

Continue reading …

Lix Sababood ayay 18-ka May kaga mudan tahay 26 June

Comments Off on Lix Sababood ayay 18-ka May kaga mudan tahay 26 June
Lix Sababood ayay 18-ka May kaga mudan tahay 26 June

Halkan waxaan idiinkula wadaagayaa Lix Arrimood oo Caqligeygu i siiyey inaan u gartay Lix Sababood oo Xuska Maalinta 18-ka uga Mudan yahay xuska 26-ka June   1. 26-kii Juun 1960-kii kolkii gobonnimada laga qaatay Ingiriiska, diyaar uma aynu ahayn inaynu dal noqonno, kaliya waxa aynu diyaar u ahayn inaynu gobonnimada ka guddoonno Ingiriiska kadibna aynu […]

Continue reading …

SABABAHA IYO SAAMEYNTA: QIIMA KORODHKA SHILLINKA

Comments Off on SABABAHA IYO SAAMEYNTA: QIIMA KORODHKA SHILLINKA
SABABAHA IYO SAAMEYNTA: QIIMA KORODHKA SHILLINKA

HORDHAC Xasilloonida iyo saldhigashada lacagta maxalliga ah marka loo eego qiimaha ay ku leedahay halbeegyada ama minqiyaaska lacagta adag waxa ay aasaas muhiim ah u tahay dhaqaalaha. Haddaba Inta aynaan u gelin dulucda qormaddeenan wax ayynu wax yar ka iftiimin doonaa laba qodob oo badanaa bulshadeennu ay isku khaldaan labadaas qodob oo ah Sicir Bararka […]

Continue reading …

Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay

Comments Off on Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay
Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka (WHC) Jamhuuriyadda Somaliland, oo horena loo odhan jiray Wasaaradda Caafimaadka (WC) marna, Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada (WCSH), waa ha’yad dowladeed oo ay shaqadeedu tahay in kor loo qaado tayada adeegyada caafimaadka, lana hubiyo tayada adeegyada caafimaadka ay bixiyaan, lana joogteeyo caafimaadka meertada nolosha deegaanka, himiladeeduna waa in dhamaan muwaadiniintu reer Somaliland ay […]

Continue reading …

Taariikhdii Maxamed Mursi, Madax-waynihii hore ee Masar – W/Q: Mustafe Abiib

Comments Off on Taariikhdii Maxamed Mursi, Madax-waynihii hore ee Masar – W/Q: Mustafe Abiib
Taariikhdii Maxamed Mursi, Madax-waynihii hore ee Masar  – W/Q: Mustafe Abiib

Noloshiisii: Maxamed Mursi Ciise Ciyaad oo ku magac dheer Maxamed Mursi waxa uu dhashay 20 Aug 1951 tuulada la yidhaa Caddwah isla xaafada barri. Waxaanu ku bar-baaray isla tuuladaa Caddwah. Aabihii wuxuu ahaa Beer-wale (beerallay) hooyadii guri jog ayay ahayd sida caadiga u ah dumarka masar. Maxamed wuxu la dhashay laba hablood iyo saddex wiil, […]

Continue reading …

Madaxweyne Biixi: Hoggaamin aan la mahadin

Comments Off on Madaxweyne Biixi: Hoggaamin aan la mahadin
Madaxweyne Biixi: Hoggaamin aan la mahadin

WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham Qaybtii 3aad 10. DHAQAN MADAXEED, DUL MADAXEED, AF MADAXEED IYO GACAN MADAXEED MIDNA QARANKU KUMA QABO M. BIIXI! Sida aad wada og tihiin waxa jira sifooyin wanaagsan oo qofkii talo ummaddeed haya ee lagu arko ku ammaannan yahay ama lagu majiirto. Sida oo kale, kuwa iyana kuwaa lidka ku ah oo […]

Continue reading …

Madaxweyne iminka ayey soo noqotay haybaddii Qaranku!

Comments Off on Madaxweyne iminka ayey soo noqotay haybaddii Qaranku!
Madaxweyne iminka ayey soo noqotay haybaddii Qaranku!

 Sanad iyo badh kaddib, Madaxweyne Muuse ma ku guulaystay dib u soo celinta nidaamkii Dawladnimada iyo kala-dambeyntii diciifay….Faallo by SCC Kalshaale   Dad badan ayaa wali la  qabsan  la’ amma aan fahmin hannaanka Maamul iyo hogaamineed ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyadoo sanad iyo badh ka soo wareegtay xilligii ay talada kala wareegtay Xukuumaddii […]

Continue reading …

Isku-tashi iyo Tacab (Gabey) – W/T Saleban Abdi Ali

Comments Off on Isku-tashi iyo Tacab (Gabey) – W/T Saleban Abdi Ali
Isku-tashi iyo Tacab (Gabey) – W/T Saleban Abdi Ali

Tixdani waxay soo baxday 2/06/2019, waxaanan curiyey 29/05/2019. Waxaanay ka hadlaysaa Sooyaalkii Taariikheed ee ay Somaliland soo martay iyo marxalada ay maanta marayso, iyadoo dhiiri-gelinaysa mashruuca Shaqo-qaran ee ay Xukuumaddu iminka bilowday, taasoo ay tixdu talo iyo tusaaleba siinayso Dhalinyarada ka soo baxay dufcadii 1-aad. Waxaanu ku bilaamay sidan:   Haddii Gabay Tilmaan leeyihiyo Tuf […]

Continue reading …

Ramadaanta iyo Cimriga

Comments Off on Ramadaanta iyo Cimriga
Ramadaanta iyo Cimriga

Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal. Waqtigu wa nimco tan ugu weyn ee Ilaahay SWT ina siiyey,waqtigu wuxuu jaanis inoo siinayaa inaynu qabsano hawleheenna adduun iyo tan aakhiroba. Waqtigu waa cimrigaagii oo maalinkasta wax ku kordhayaan,maalin hadday ku dhaafto maalin cimrigaagii ah ayaa tagtay runtiina waxaad u sii dhowaanaysaa markasta dhanka qabriga. Nebigu wuxuu yidhi SCW”Laba […]

Continue reading …