Axmed Muumin Seed Oo Eedo U Jeediyay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka xisbiga WADDANI ahna musharax u tartamaya jagada Madaxwayne ku xigeenka xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa eedaymo kulul usoo jeediyay Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan.

img_2611ac-77aee7-e036fd-604fef-ca2f25-84756a

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Somalilandpost.net