Home » Entries posted by SLpost
Entries posted by maamul
Barlamaanka Ingiriiska oo lagaga dooday Saamaynta ka dhalatay Booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Dalka Guinea & tallaabadii Somalia kaga fal-celisay

Barlamaanka Ingiriiska oo lagaga dooday Saamaynta ka dhalatay Booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Dalka Guinea & tallaabadii Somalia kaga fal-celisay

London (SLpost)- Baarlamaanka Dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa Isniintii todobaadkan lagu soo qaaday saamaynta ka dhalatay Booqashadii madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Guinea, taas oo sababtay in dowladda Somalia si ba’an uga cadhooto, isla markaana xidhiidhka xidhiidhka dibloomasiyadeed u jarto dalka Jamhuuriyadda Guinea oo si heer caaalami ah u qaabilay Madaxweynaha Qaranka. […]

London: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi iyo Farmaajo ku sugan yihiin

London (SLpost)- Wargeyska Maalinlaha ah ee KCW Today oo ka soo baxa dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London, ayaa warbixin ka qoray dedaallada Somaliland ugu jirto inay aqoonsi caalamiya ka hesho beesha caalamka, iyadoo warbixinta laysku barbar-dhigay Xukuumadaha Somaliland iyo Somalia ee ay kala hoggaamiyaan Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi.   Warbixinta uu […]

Continue reading …
Shuruudaha Wada-hadal Dhexmari kara SOMALILAND Iyo SOMALIA

Wadahadal kasta oo dhexmara laba dhinac ama laba dal sida Somaliland iyo Somalia waa inuu leeyahay shuruudo rasmi ah oo labada dhinacba fuliyaan isla markaana ixtiraamaan si wadahadaldu u qabsoomaan una guulaystaan. Qormadan waxay qeexaysa shuruudaha rasmiga ah ee laga rabo wadahadal dhexmarikara Somaliland iyo Somalia si uu u midho dhalo.   Sida taariikhda ku […]

Continue reading …
Somaliland: Natiijada Cilmi-baadhis lagu soo bandhigay Saamaynta Maalgeshiga Ethiopia ku yeelan karo Dakhliga Dowladda iyo Ganacsiga Gudaha

Hargeysa (SLpost)- Cilmi-baadhis laga sameeyey saamaynta uu Dakhliga Dowladda iyo Dhaqaalaha Gudaha ku yeelan karo saamiga dalka Ethiopia laga siiyey Maalgeshiga Dekedda Berbera, ayaa maanta natiijadeeda lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa.   Cilmi-baadhista oo ay maalgeshiga Wasaaradda Maaliyadda Somaliland isla markaana ay sameeyeen Aqoonyahanno madax-bannaan, waxa goobta lagu soo bandhigay natiijada goob-joog ka ahaa Wasiirka […]

Continue reading …
Maxaa Shacabka Somaliland kala gudboon inay kaga Fal-celiyaan Gulufka Colaadeed ee Soomaaliya?

Qaranka Somaliland mugdi kagama jiro wadciga iyo waayaha siyaasiga ah ee ku gedaaman xilligan dalkooda oo ah duruuf qof kasta oo garaad qabaa uu garan karo sababteeda,suurayna karo sida lagaga gudbi karo, balse ay sugtadu tahay kalsoonida Hay’addaha dawliga ah loo siiyey gudashada waajibaadka masuuliyaddeed ee u qaabaysan dheeli-tirnaanta iyo kala-dambeynta maamul.

Continue reading …
Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo furmay iyo Ajandaha lagaga Hadlayo

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.   Kal-fadhiga oo ku qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose iyo 14 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka, waxaana furitaanka kal-fadhiga ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa […]

Continue reading …
Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills

Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdisalaan Hereri ayaa Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo xilligan ku gudo-jirta Beerista Dallagga Wax-soo-saarka Wershadda oo sannadkan gudihiisa laga hirgelin doono dalka.    

Continue reading …
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tabobbar aqoontooda kor loogu qaadayo u furay 200 (laba Boqol) oo Macallin oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha dalka ee heer Qaran.   Tabobbarkan oo muddo laba cisho ah ka socon doona xarunta wasaaradda Awqaafta ee magaalada Hargeysa, Wasiirka Diinta ka sokow, […]

Continue reading …
Dayax-madoobaad caawa laga Arkay Adduunka intiisa badan iyo Astaamaha u gaarka ah

Hargeysa (SLpost) – Inta Badan Qaaradaha adduunka waxa caawa laga dareemay Dayax-madoobaad-kii ugu muddada Dheeraa qarnigan, gaar ahaan marka qayb ka mid ah Dayaxuhu madoobaato, kaas oo qaadanaya inuu socdo muddo 2 saac iyo dheeraaad ah.     Dayax-madoobaadka noocan oo loo yaqaan Half Blood Moon Lunar Eclipse (Dayaxa oo Qayb madoobaada inta kalena Casaan […]

Continue reading …
Madaxweyne Trump oo Cambaareyn Caalami ah kala Kulmay Weerar Qaawan oo uu ku qaaday Afar Dumar ah oo ku jira Cogress-ka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Donal Trump, ayaa cambaareyn caalami ah kala kulmay hadal lagu tilmaamay deel-qaaf iyo Meel-ka-dhac oo uu ku weeraray Afar ka mid ah Haweenka Xildhibaannada ah ee ku jira Aqalka Congress-ka ee dalkaas.   Hadalka uu ku weeraray Afarta haweenka ah oo si weyn looga dhibsaday looguna cambaareeyey gudaha dalka Maraykanka, ayaa […]

Continue reading …
Page 1 of 223123Next ›Last »